Riyada roobka oo dabayl iyo duufaan wata
Su'aasha:
Riyada roobka aad ka u daran oo guriga oo dhan biyo ka dhigya markaas wuxuu wataa gugac iyo hilaac daran wuxuu iftiiminayaa xaafadda oo dhan dadka dhan way carayaan waxay ka baqayaan daadka roobka ka dhashay wuxuuna wataa dabeyl…