Riyada awoowaha oo istbitaal loo wado

Riyada awoowaha oo istbitaal loo wado

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan ku riyooday Awoowgey 4 sano ka hore dhintay anoo isbitaal u wada asaga oo xanuunsan. Maxay noqon karta marka fasiirkeeda qof dhintay oo isbitaal loo wada. Jawaabta:  Riyada awoowaha oo jirran waa riyo tilmaamaysa in dhibaato ay kugu soo socoto iyo walwal, waxay tilmaamaysaa wax xun inuu ku qabsan doono, […]

Riyada aabbaha dhintay oo masjidka u socda

Riyada aabbaha dhintay oo masjidka u socda

Su’aasha: Waxaan ku riyooday aabaheey oo dhintay ayaan ku riyooday wuxuu i yiri haye masjidka naken intan bixin ayuu soo qaatay bisad caruurteeda ayuu itusay guriga iridkiisa ayey ahayd maxay tahay walaal. Jawaabta: Riyadan waxay wadataa bishaaro farxad iyo wanaag, bisada yar waa farxad iyo bishaaro, waxaa kaloo ay tilmaamysaa wanaaggaaga inuu ku jiro salaadda […]

Naagteyda iyadoo oodkac cunayso ayay ku riyootay

Naagteyda iyadoo oodkac cunayso ayay ku riyootay

Su’aasha: Asc marka here waan idin salamay naagteyda uur leh ayey ku riyootay iyadoo codkac cuneyso. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa xaaskaaga inay si sahlan ku dhali doonto dhib la’aan sidoo kale inay dhali doonto cunug khayr la socda cunug bishaaro wata, waa riyo aad u fiican, riyada naagta uurka leh hilib cunaysa waa riyo khayr […]

Riyada baastada lala cuno qof madax ah

Riyada baastada lala cuno qof madax ah

Riyada baastada lala cuno qof madax ah Su’aasha: Asc waxan ku riiyooday anoo Cunto Baasto dhaadheer la cunaya nin madax aan wada shaqeyna. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamysaa inaad gaarayso meel sare sidoo kale inaad helayso jago fiican sidoo kale inaad ku guulaysan doonto shaqadaada, astaanta qofka madaxa ah waa wax fiican waxaa kaloo fiican cunto […]

Riyada adoo naag farfaraynaaya

Riyada adoo naag farfaraynaaya

Su’aasha: ASC Waxaan ku riyooday xalay anoo naag wariye caan ah oo soomaaliyed ah oo aan garanaayo farafarayaya iyaduna ila ogoshahay oo aanay is dhaqaajinayn. Markii dambe ayaan go’aansaday in aan ilaahay ka cabsado oo aan iska dhaafo naagta sidii ayaanan iskaga dhaafay oo aanan hawshii u sii wadin. Markii dambe ayaan hurdadii ka soo […]

Riyada Eyga layska raacdeynaayo

Riyada Eyga layska raacdeynaayo

Riyada Eyga layska raacdeynaayo Riyada: Waxaan xaley dhan ku riyoonaayey iyadoo gurigeena uu Eey soo galay anna aan raacdeynaayo oo dhagax ku tuuraayo riyadaas maxaa lagu fasiraa. Fasirka: Waa dad kaa masayrayo oo xaasid kugu ah aad bursanayso, eyga waa cadow daciif ah oo kuu dhow, marka riyada waa digniin iska jir dadka qaarkii iska […]

Riyada xaaska laga dhuumanayo carada hooyo awgeed

Riyada xaaska laga dhuumanayo carada hooyo awgeed

Su’aasha: Asc xalay waxan ku riiyoday hooyo ii xanaqsan oo igu qeylinaysa iyo anoo gurigayga iyo xaaskeyga ka foogaaday anoo ka dhuumanaya xanaqa hooyaday awgeeda. Si deg deg igu soo jawab. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa walwal iyo cabsi qalbiga kaaga jirto, sidoo kale inaad samaynayso wax hooyadaada aan raalli ka ahayn, waxaa laga yaabaa inaysan […]