Riyada lacag badan jeebka ku jirto

Riyada lacag badan jeebka ku jirto

Su’aasha: ASC sory gudomiye qoralkii aan hore usoo diray erayada ayaa isku dhex darsanaa Waxan Ku riyooday anigoo lacag laba boqol oo kun ee lacagta wada aan joogo ah lacagtaasoo lacagta wadankan aan joogo mida uugu sarayso ah ayaan Ku riyooday anigoo jeebka dambe gashanayo lacagtaaso mid laatuug Ku xiran ah lacagtaaso Dollar ahaan u […]

Riyada sijaayad dheer maxay tahay

Riyada sijaayad dheer maxay tahay

Su’aasha: Waxan kale oon Ku riyooday sijaayad sijaayadaas waxay ahay mid dheer ana waxan is iri riyada dhexdeda sijaayadan waa ay Ku anfacaysa Ramadan Ka ayaad ku seexan ood iku fidin xiliga AAD cibadesanayso maadaama sijaayada aysan u gaabnen kuwa kale tan at ahayd mid dheer riyadaydu waa taas. Jawaabta: Sijaayad ama salli waxaa lagu […]

Riyada qof dhintay dahab u xiraya gabadhiisa

Riyada qof dhintay dahab u xiraya gabadhiisa

Su’aasha: Asc walal waxan ahay gabar waxa Iga dhintay abahay aan aduunka ugu jecla 24/3/2021 walal abahay marwalba salaad tukaado waan uu duceya qalbigayga Kama baxo xalay ayeeyday aanla nolahay waxay ku riyotay abo oo dahab ii xiraya iyadana wuu siyaay riyadas fasirkeda mexey tahay plz iso jawaaba. Jawaabta: Riyadan waa riyo bishaaro ah, waxay […]

Waxaan ku riyoodey hooyadeey oo uur leh

Waxaan ku riyoodey hooyadeey oo uur leh

Su’aasha: Waxaan ku riyoodey Hooyadeey oo uur leh balse hada da’di haweenka ay ku dhalayeen dhaaftey riyadaasi maxaa lagu fasiri karaa. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa hoyaadaada inay murugo badan gudaha ka dareemayso oo aysan u sheeganaynin qof kale, riyada haweeneyda uurka leh oo dhaaftay da’da dhalmada waxaa lagu fasiraa waxa uurka ugu qorsoon oo ah […]

Riyada wadan kale in loo dhoofo

Riyada wadan kale in loo dhoofo

Su’aasha: asc walaal waxaan ku riyoodey aniga oo wadankale safarku ah oo dalki katagey hadane meeshi aan aadey aad ugu cabsanaya ciidamo iraadinayaan marki dambe ayan quf soomaali ah arkey oo aan usheegey kadib gurigiisa ayuu ugeeyey anigoo naxsan riyadaasi maxaa lagu fasirikaraa. Jawaabta: Waxaa noloshaada lasoo gudbaanaanaya sida laga fahmayo riyada xaalad cusub oo […]

Riyada anoo qalday lacag account laga soo bixiyey?

Riyada anoo qalday lacag account laga soo bixiyey?

Su’aasha: Waxaan xaley ku riyooday wiil abtigay dhalay oo i dhahaayo account-kayga lacagta iiga soo bixi ka dibna lambarkeyga ku soo dir markaasaan lambarkisi maahanee lambar kale ayaan lacagtii ku qalday lambarkii aan ku qalday aan wacay markaasaa waxaa iga qabtay dad inkiraayo lacagtii ina caaynaayo wiilkii Abtigey dhalay saasey tahay isaguna safar buu ahaa […]

Riyada walaalka si kedis lagu waaynayo

Riyada walaalka si kedis lagu waaynayo

Su’aasha: Waxaan ku riyooday Xaley aniga iyo walalkey oo isla socono ayaa Waxaan ku sii jeednay xafiis,dabaq aad u dheer buu ahaa, jaranjarta intaan sii soconay Waxaan Kor ka aragnay Ninkii aan usoconay oo suuli xafiiska ku dhegan kasoo baxaayo,isla markiibo Waxaan ku iri walalkey oo ila socday halkaan sii fariiso suuligan galayaaye markaan kasoo […]