Riyada galmada sida loo joojiyo

Riyada galmada sida loo joojiyo Su’aasha: Riyada Galmada Ama Riyada kocada sideen iskaga Jojin kara way Igu badate. Jawaabta: Riyada galmada waxay ka dhalataa labo waxyaabood midda koowaad waa biyaha shahwada qofka ku daahaan oo muddo aysan ka bixin waxaana u badan dadka doobka ah, midda labaadna waa fekerka qofka mar kaste galmo ka fekera […]
Riyada bakaylaha iyo qoolleyda

Riyada bakaylaha iyo qoolleyda Riyada: ASC waxan ku riyooday (1) qooley labo ah oo mid wax dulsaarnay inay dhimatay an u malenaayay oon waxi dulsarna an Ka qaaday iyo waxaan Ku riyooday (2) bakeele bakeeleyaal BADAN oo kalarka cadaan u dhaw iyo_ shimbirkale oo Wayn waxaan qof agteyda taagnaa Ku iri Ka waran hadii aan […]
Riyada laga badbaadayo webi maxaa lagu fasiraa

Riyada laga badbaadayo webi maxaa lagu fasiraa Riyada: Waxaan ku riyooday anigoo ku dhex jira wabiga biyihiisa oo dhexda ii joog joogaan hadana aan ka bixi karin markii dambo isla riyada dhexdeeda Ilaahey ayaa iga bixiyey biyihii aanku habqanaayey markaasaan ayaa riyada dhexdeeda ku dhahay Alx, kaaga sii daran riyadan waxaan ku riyooday xilli duhur […]
Riyada aabahay oo dhintay caano aan cabbi karin

Su’aasha: Aabahay wu dintay. waxaana ku riyooday anigo caano sinaayo wuxuuna igu jawabaay ma cabi karo waayo nimakas aya idiidayo. Markaas aya aniga cabaaa canihiii. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa aabbhaaga inuu u baahan yahay in loo duceeyo. Caanaha guud ahaan waa fidro, qofka caanaha riyada ku cabbaya wuxuu helay fidrada waana wax fiican laakin adiga […]
Gabadh riyadeedu igu soo noqnoqotay

Su’aasha: Asc, waxaa had iyo jeer igu soo noqnoqota riyo gabadh aan si toos ah isu naqaano oo aan heblaayo u garanaayo. Gabadhaa mar waxaan ku riyoodaa iyadoo ila joogta, mar waxaan ku riyoodaa iyadoo ila hadlaysa, mar waxaan ku riyoodaa anigoo u galmoonaaya, marna waxaan ku riyoodaa anigoo taataabanaaya. Riyadani waa riyo mar walba […]
Riyada meel cunto bisil lagu dhiibaayo

Riyada meel cunto bisil lagu dhiibaayo Riyada: Asc waaku salaamay wll waxaan ku weydiin xaley ayaan ku riyooday anoo joogo meel cunto lagu cunaayo ma kala saari kari inay maqaayad ahayd iyo inay meel kale ahayd waxaana sameeyey hilbo cuntada saarnaa inaa bac ku xirto ka dib markaan hilibkii afka galiyey xalwiyaad ayuu isku badalay […]
Riyada timo dhaadheer oo kuu soo baxay

Riyada timo dhaadheer oo kuu soo baxay Su’aasha: Asc waa idin salaamay dhamaan hawl wadeenada mareegtan Marka labaad, waxaan idinka codsanayaa inaad iisoo fasirtaan riyo aan habeen dhawayd ku riyooday, riyadaasi waxay ahayd: Waxaa iisoo baxay timo aad u dhaadheer oo aanan hore u lahaan jirin, timahaas aad ayaan ugu farxay riyada dhexdeeda waayo kolba […]

