Riyada subaga oo gacanta lagu shubayo
Riyada subaga oo gacanta lagu shubayo
Riyada:
Sheekh xalay waxaan ku riyooday nin ayaa weel subag kujiro kor usoo qaaday oo igu yidhi
keen gacanta kuugu shubee gacantii ayuu iiga buuxiyay ilaa ay gacanti buuxsantay oo hareeraa ka…