Riyada geerida walaalka kaa yar
Su'aasha:
Waxaan riyo ku arkey mudo laga joogo 1 sano walalkey iga yar oo dhintey riyada dhaxdeeda.
Jawaabta:
Riyada walaalka yar dhimanayo waxay tilmaamaysaa inaad ka badbaadi doonto dhibka laguu maleegayo, siiba dhibka ay kuu…