Riyo aniga oo tagay wadanka kadibna aan ka xumaanayo

Riyo aniga oo tagay wadanka kadibna aan ka xumaanayo

Su’aasha: asc walalaha daruur iyo inta muslim ah salan kadib waxa riyo ku arkaa aniga oo tagay wadanka wayo hada majogo wadanka kadibna aan kaxumanayo tagida wadanka aan tagay oo isleyahay maxa kukenay maxay tahay sababtaas maxaysa fasiraysa. Jawaabta: Riyada waxay kaaga digaysaa inaad qaadato go’aan aad ka shallayn doonto, safar ama wax kale ha […]

Riyo anigoo gaari wado oo iga hallaabaya

Riyo anigoo gaari wado oo iga hallaabaya

Su’aasha: asc walalaha daruur waad ku mahadsan tihiin jawaabtiina waxa kalo wata su,al kale. marwalba waxa kuriyoda gari kasto aan wado waxyar hadu dhaqaaqo kadib wu ciladaysmaa mana dhaqaaqo sidaa aytahay na gaari waan leyahay waana wadaa marka riyadaas maxay noqon kartaa. Jawaabta: Gaariga wuxuu tilmaamayaa waxqabadka iyo amuuraha meesha ay kuu marayaan,ganacsi ama guur […]

Riyada safarka Baaris Caasimadda Faransiiska

Riyada safarka Baaris Caasimadda Faransiiska

Riyada safarka Baaris Caasimadda Faransiiska Su’aalaha: ASC WALLAAL GABAR OO EEDADEY AABAHEY QABO AYAA WEE IDHAHDAY WAXAAN KU RIYOODAY ANIGA IYO ADIGA OO TAHRIIBEEYNO WEXEE DHAHDAY WAXAA TAGNAY BARIS CASIMADA FRANCE WALLAAL II FASIR RIYADAAS. Jawaabta: Riyada waa riyo tilmaamayso isbadal aad heli doonto, noloshaada ayaa si badalayso meel fiican aad u wareegaysaa, mustaqbal fiican […]

Riyada aniga oo dagaalamaya oo dad badbaadinaya

Riyada aniga oo dagaalamaya oo dad badbaadinaya

Riyada aniga oo dagaalamaya oo dad badbaadinaya Su’aasha: asc dhamaan walalaha musliminta mel walba aad joogtan gar ahan walalaha daruur salan kadib waxa iga yaabisay hal arin taso ah riyo marwalba igu so noqota taaso ah aniga oo dagaalamaya waliba aan dad badbaadinaya wax kasto dagaal kaas igu gaarana waxba iga ma dhibayaan xadii xabad […]

Riyada qof nebi Muxumed SCW caayey oo aan doonaayey in aan dilo

Riyada qof nebi Muxumed SCW caayey oo aan doonaayey in aan dilo

Riyada qof nebi Muxumed SCW caayey oo aan doonaayey in aan dilo Riyada: ASC, Xalay waan ku riyooday anoo doonaaya in aan dilo nin caayey nebigeena suuban SCW. Riyada dhexdeeda ayaa waxaa iga soo hor baxay anoo meel maraaya koox rag ah oo uu ku jiro mid budhwayn sita, ninkaa budhka wayn sitaa wuxuu afla-gaado […]

Riyada qof bistoola kuu wata iyo riyada tusbaxa cad

Riyada qof bistoola kuu wata iyo riyada tusbaxa cad

Su’aasha: ASC gudomiye ( 1 ) waxaan xaley Ku riyooday nin pistol wata oo ii yeeraaya oo raba inuu I dhaco gadaasheydana so socda waxuna igu yiri lambarkaan miyad taqaanaa markaas Ayaan Ku iri haa qofkaas ayaa iikaaso diray ayuu igu yiri qofkana waa naag aan garanaayo kadib waxaan Ku riyooday ( 2 ) tasbiix […]