Riyada ninka walaashiisa damcayo maxay tahay

Riyada ninka walaashiisa damcayo maxay tahay Su’aasha: Waxaan ku riyoodey aniga oo walaasheyda iga yar aan ku arkey mobilkeyga iyada oo fal xun sameyneysa kadibna aniga aan damcaayo iyada maadaama aan video kahaayo maxaa lagu fasiri karaa. Jawaabta: Riyada waa digniin waxay kaaga digaysaa inaad daawato filimada xunxun, taas oo laga wado inay dhib kuu […]
Riyada maska madow dhulka kasoo baxo

Riyada maska madow dhulka kasoo baxo Su’aasha: maska madaw ee waliba dhulka hoostiisa kaagag soo baxa ciidna aad iskaga reebto. Jawaabta: Riyada inkastoo aysan faahfaahsanayn waxaa lagu fasiraa maska madow oo dhulka hoostiis kaaga soo baxayo cadow kuu dhow oo aan meel dheer kaaga imaanaynin cadowgaas ma dareemi kartid waxa uu kugu samayn rabo, wuxuu […]
Codka jiniga oo oohinta caruurta u eg habeenkii la maqlo

Su’aasha: Asc wwb dhamaan waad salaaman tihiin waxaan rabey in la ii fasiro riyadan”markaan qaan gaarey laga soo bilaabo habeenkii markaan seexdo oo waqti dambe aan soo kaco ama dhafar aan ku gaaro waxaan maqlaa cunug yer oo oynaya , marka dadka i ag jiifa aan soo kiciyo oon weydiiyana waxay i leeyihiin wax ma […]
Riyada qof oo jirkaaga jeexaya

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan ku riiyooday qof aan aqoonin oo bira mindi camal oo gacanta ku xiran u jeexaya jirkayga anigana an iska ooynaya ninkas waxaa u marsana shabada Taatuuga loo yaqana. Maxay noqon karta fasiirkeeda. Mahadsanid. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamayaa qof rabo inuu dhib kuu geysto oo cadow ah, qofkaas waa qof aan […]
Riyada naag waalan oo nin racdaysanayso

Riyada naag waalan oo nin racdaysanayso Riyada: Asc Waxaan ku riyooday anigoo ay ieryanyso islaan walan ana wayay wax iga qabta meel kastoo anka galana ay iga soo daba galayso mana iga hadhayso wax iga qabtana waan lahay. Riyadaan marar badan ayaan ku riyooday, maxaa lagu fasilaa. Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku mashquuli doonto […]
Riyada nin iyo xaaskiisa isku dhacsan oo la heshiisiinayo

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan riiyo ku arkay wiil aan saxiibo nahay iyo xaaskiisa oo isku dhacsan waxan leeyahay anigana ayaa heshiisiinaya oo arintoodda dhexgalay odayna ka noqonaya qilaafkooda waan dhamaynaya marka maxay noqon karta fasiirkeeda. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa inaad wanaag ka talin doonto aad bulshada anfici doonto, siiba qofka saaxiibkiiga inaad wax tari […]
Haweeney ayaa igu riyootay anigoo maal heley

Su’aasha: asc wll waxaad ifasirtaan qof haweeney ah ayaa igu riyootey anigoo maal heley oo guri aad uweyn degan oo shaqaale farabadan iishaqeynayaan haweenedii ayaan waxaan kuleeyahey xaaskega shaqaale usoo raadi shaqaale dumar ah oo uadeegta ayadana waxey ileedahey hee xaaskaga lama arkayo gudaha lee kujirtaa guriga aan daganahey waxaa waardiye ka ah qof hada […]

