Ganjeel sar ah oo hortiisa dhiig ka muuqdo?
Su'aasha:
Waxaan ku riyooday aniga iyo qoyskeena oo dagay guri ganjeel ah, oo hortiisa dhiig ka muuqdo markaas baa Aabahay wuxuu ileeyahay gurigan gadaashiisa waxaa dagan qolo tuuga ah, oo dadka kor ka ilaashada habeenkiina dadka usoo…