Riyada anoo fuulay geed dheer
Su'aasha:
Asc ilaahay ha idin ilaaliyo marwalba
1 waxaan ku riyooday Aniga oo lajooga rag badan waxanay ka cabanayeen xanuuno mid ka mida ayaa igu yidhi waxaa I xanuunaya cunaha waxan raba inla iqalo ana waxan ku idhi mafiicna qaliinka…