Riyada habaryar wajiga badalaysa iyo gabar ii xanaaqsan

Riyada habaryar wajiga badalaysa iyo gabar ii xanaaqsan

Su’aasha: Asc walal waan idin salaamay salaan kadib. Waxaan qabaa 2su’aal oo ku saabsan riyooyinka aan ku riyoodo Walal horta waad mahadsantihiin sidaa kuwi hore igu soo jawaabtwen. Walal waxaan ku riyooday maamo habaryar ii ah oo aanu xidhiidh fiican leenahay ani xagayga kolay wax xumaan ah uma hayo waa hooyo walaasheed walal waxaan ku […]

Geed caday iyo dumar badan ayaan ku riooday

https://daruur.com//wp-content/uploads/Geed-caday-iyo-dumar-badan-ayaan-ku-riooday.jpg

Su’aasha: Asc waad mahadsantihiin Xayaa kumulaah waxaan ku riyooday gaadhi way oo uu kabuuxo geed caday qoyan oo hada lasoo guray oo caleentii qoyan tahay waan u tagay waxuu ii dhiibay xagal dhan kabacdi waxaa kusoo ururay dumar aad u faro badan kabacdi meeshiiba buuq bay noqotay Allah mahadle. Jawaabta: Riayada waxay tilmaamaysaa fidrada iyo […]

Shinbir ooman ayaan ku riyooday anoo waraabinaya

Shinbir ooman ayaan ku riyooday anoo waraabinaya

Shinbir ooman ayaan ku riyooday anoo waraabinaya Riyada: Asc waad mahadsantihiin Allah ha idin Sharfo waxaan ku riyooday aniga oo socda wado oo gaadhigayga wata ayaan waxaan arkay diin wadada katalabaya iyo shinbir aan duulikarayn oo beerka ku siqaysa waan istaagay wadada dhexdeedii kabacdi intay xagayga soo eegtay shinbirtii ayay afka kala qaaday waxaan dareemay […]

Fasirka riyada jeexmida faraha gacanta

Fasirka riyada jeexmida faraha gacanta

Fasirka riyada jeexmida faraha gacanta Su’aasha: Asc wllo fasirka riyada anoo gacanta faraha wax iga jeexeen ku riiyoday oo ay dilaacday laakin dhawac wayn ma aysan aheyn. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysa mashaakil inay kulasoo gudboonaanayaan siiba dadka qaarabaada la xiriira, marka faraha waxaa lagu fasiraa kuwa caawiya qofka sida walaalka walaasha iyo qaraabada kale, marka […]

Aniga iyo aabahay aan wada joogno meel barwaaqo ah

Aniga iyo aabahay aan wada joogno meel barwaaqo ah

Su’aasha: Asc waad mahadsantihiin marwalba xayaa kumulaah waxaan ku riyooday aniga iyo aabahay allah yaraxmee oo waqti 10 sano kahor dhintay oo aan wada joogno meel barwaaqo ah oo dooga oo roob wayni intuu helay biyuhu kubka sare kuu qabanayaan anagoo dhex lugaynayna kabacdina gaadhi land cruiser ah aan kusoo qaaday Allah mahadle. Jawaabta: Riyada […]

Riyada arooska gabar aad garanayso

Riyada arooska gabar aad garanayso

Su’aasha: asc waad mahadsantihiin marwalba Allah macak 1 waxaan ku riyooday aniga oo doonay gabadh dabadeed hudheel kii ay xaasku igu sugaysay goor fiida imid anoo wada gaadhi land cruiser oo madaw ah iyadoo barxada hudheelku doog leedahay ayaan soo istaagay roob ayaana da’ayay anoo faraxsan ayaan koray jaranjaro dheer 1 waxaan ku riyooday anigoo […]

Riyada hooyadayda oo na casuuntay

Riyada hooyadayda oo na casuuntay

Su’aasha: Asc waad mahadsantihiin marwalba Sida fiican ee dag daga badan eed noogu adeegtaan Waxaan ku riyooday aniga iyo dhilinyaro kaloo badan oo gurigayga hooyadayday nagu casuuntay casuumada aad u macaan oo fara badan oo kala nooca waxaan ka xasuustaa peanis suugo hilible iyo pizza oo aad u macaan Allah mahadle. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa […]