Anoo geed fuulay iyo gabadh iga soo daba fuushay

Su’aasha: Asc xayyaa kumullah allah Hadin ilaaliyo sheakha iyo dhamantiinba Waxaan ku riyooday aniga oo wado socda ayay gabadhi iga soo horbaxaday anaan garanayn waan isa salaanay oon kaftanay gabadhyaro aad u qurux badan oo farxadi ka muuqato oo faraxsan kabacdi waan dhaafay waxaan fuulay geed dheer oo aad uqoyan oo wada green ah kabacdina […]
Riyada dhunkashada naasaha

Su’aasha: ASC CIID MUBARAK WAA CIIDII SHUWALKA ALLAH MACAK WAXAAN XALAY KU RIYOODAY ANIGA OO GABADH QURUX BADAN OO AAD U QOSOL BADAN OO FARXAAMADA LA RAAXAY SANAYO OO AAN NAASAHA KA DHUNKANAYO MARNA JAQAAYO OO LEEF LEEFAYO ANAGOO FARAXSAN ALLAH MAHADLE. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa aduunyo inaad heli doonto iyo nolol raaxo badan leh, […]
Riya geerida walaasha waxa lagu fasiro

Su’aasha: Asc walal wlshy Aniga iga weyn ayan ku riyoday oo dhimanaysa o lay dhahayo wlsha wataas waa dhimatay Lkn wajigeda ma arkin marka so kacay ano oyna way ficned oo way ii ag jiiftay riyadas maxa waye waa Gabar oo wali ma guursan riyadas sii fcn igu fasira Waad mahadsantihin. Jawaabta: Riyada dhimashada walaasha […]
Riyada Hooyo oo ul iisoo qaadatay

Su’aasha: Waaku salaamay marka hore waxaan ku riyooday laba habeen oo isku xigta hooyadey oo wax aan ka haleeyey ka dibna ul yar intay iisoo qaadatay anna aan iska sasabaayo riyadaas maxaa lagu fasiraa. Jawaabta: Waan kaa qaaday saaxiib, riyada waxay tilmaamaysaa hooyadaada inay kula rabto wanaag iyo mustaqbal fiican, riyada muuqaalkeeda waxaa loo maleeyaa […]
Riyada anagoo gurigeena ka guurnay

Su’aasha: Waxaan markasta ku riyooda aniga iyo xafadena ooka guureyna gurigena oo balanbaleyna. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal weyn inuu kuu soo dhow yahay xagga noloshaada, wuxuu noqon karaa safar ama guur ama shaqo fiican, guud ahaan riyada guriga laga guurayo oo guri kale la degayo waa riyo astaan u ah isbadalka qofka noloshiisa lasoo […]
Riyada gabar guur lagu qasbayo

Su’aasha: Waxaan ku riyooday hooyaday oo igu qasbeysa inaan guursado nin ay dhashay hoyadey inaaderted oo aanu isku nahy ninka habarwadaag labaad .markaa ana waan diidanaa oowan ooyayay habeen kii oodhan .hoyana qabiil ahaan Bey igu dartay wiilka. Lkn cidna iney maqleen aan aabo ka aheen.MAHADSANID. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaadan raalli ku ahayn noloshaada […]
Riyada hooyo oo labo nin dishay

Su’aasha: Asc wllo xalay waxan ku riiyooday Hooyaday waxan leeyahay Hooyo ayaa dishay 2 ruux kadib way carartay waxana u imanaya walalkay iga weyn waxana u sheegaya arinta dhacday waxan ka cabsanayna in anaga nala dilo aargoosi camal kadib wiil meesha joogay ayaa ii gacan qaadaya oo goorta ii qabanaya anigana waxan leeyahay iga fuq. […]

