Riyada gabadh iyo waxaro yaryar

Riyada gabadh iyo waxaro yaryar

Su’aasha: Asc waad mahadsantihiin marwalba XAJAAKUMULAAH waxaan ku riyooday aniga oo lahadlaaya gabadh aad u qurux badan oo indho waawayn oo timo dheer oo madwleh oo aad u faraxsan oo qoslaysa ayay ila hadlaysay iyadoo dhex fadhida meelahan dumarka lagu qurxiyo arooskoda AMA xaflahadaha markay jiraan anigoo lahadlaya oo albaabka taagan ayaa waxaa soo galay […]

Waxan ku riyooday wiil walaalkay gadaal looga tegayo

Waxan ku riyooday wiil walaalkay gadaal looga tegayo

Su’aasha: Asc marka hore salaam waxan ku riyooday riyo xun laba jeer ayan riyada arkay wana riyo galmo ah waxan ku riyoday wiil walaalkay ah isaga o marna gadaal loga tegayo marki labadna waxan ku riyoday isago wiil yar noqday o wiil yar o kale gadal uga tegeya Note Wiilka walalkay ah aqlaaq iyo diinba […]

Riyada cadayga iyo wax madow indhoole ah

Riyada cadayga iyo wax madow indhoole ah

Su’aasha: Walal waxaa kaloon ku riyoodaa isbuuciiba laba ama sadex habeen anoo cadaysanaya oo waliba haysta caday dheer oo aad ugu faraxsan inaan haysto caday dheer. Waxaa kaloon ku riyooday habeen dhawayd anoo hurda ayaan arkay wax madow oo wayn oo aan lahayn indho oo lkn leh afar cagood oo aad u madow wuuna soo […]

Riyada gabar ninkeeda iyo naag kale ka caroonayso

Riyada gabar ninkeeda iyo naag kale ka caroonayso

Su’aasha: Asc.walal shugran riyadii habaryartay way furmatay waxaana isku dhacnay qof ehelka ah iyadaana arinkii gashay aad na way noola dagaashay subxaanallah waxaan kala hadlay videos callka maadaama oo aan kala fognahay waxaana arkayay wajigeeda oo cadho badan ka muuqato ugu danbayn waanu is raali galinay qofkii anu isku dhacnay. Taasi waa taa Riyadii kle […]

Riyooyinka salaada iyo masjidka

Riyooyinka salaada iyo masjidka

Su’aasha: ASC WAAD MAHADSANTIHIIN MARWALBA XAJAAKUMULAAH WAXAAN KU RIYOODAY ANOO MASAAJIDKA JOOGA SALAADII JIMCAHA OO SHEEKHU UU QUDBADII AKHRINAYO 2 WAXAAN KU RIYOODAY ANOO MASAAJIDKA WAYSAYSANAYA SALAADIINA LA GALAY OON KA XUMAHAY SALAADAA DUHUR LA IGA HOR GALAY KABACDI MARKAAN WAYSADII DHAMAYSTAY SALAADII OO LAGU JIRO WALI OO LATAAGAN YAHAY KU XIDHAY 3 WAXAAN KU […]

Riyada sabaayada ama laxooxda

Riyada sabaayada ama laxooxda

Riyada sabaayada ama laxooxda Riyada: Asc waad mahadsantihiin marwalba XAYAAKUMULAAH WAXAAN KU RIYOODAY ANOO U IMID HOOYADAY ILAAHAY HA XAFIDO E OO SAMAYNAYSA SABAAYAD AMA LAXOOX KABACDI INTAAN SALAAMAY AANKU LEEYAHAY CAAWA MA SABAAYAD BAAD SAMAYNAYSAA HAA OON LEEYAHAY ISOO SII ALLAH MAHADLE. Fasirka: Riyada waa arsaaq khayr qabto, cuntada la karinayo waa nimco Ilaahay […]

Gabar ku riyootay iyadoo gubaysa wiil eeyna ku diraysa

Gabar ku riyootay iyadoo gubaysa wiil eeyna ku diraysa

Su’aasha: ASC DURDUR MELWALBO OO AAD JOOGTAAN WAAN IDIIN SALAMAY /GABAR AYAA WEXEE IGU DHAHDAY WAXAAN KU RIYOODAY ANIGOO KU GUBAYA ADIGOO QOLKAAGA KUJIRTA WAADNA DHIMAN WEYSAY KADIB EEY AYAA KUUGU DIRAY EEGAASNA WUU KU CUNAYAA ANIGA MARKAAS AYAA QEEYLINAYAA AYEE IGU TIRI WAXAAN DHAHAA ILLAAHOOW RIYO KA DHIG ADIGUNA EEYGIIBAA KU DILAY AYADEEY AYAA […]