Riyada gabar naasaheeda caano ka da’aya
Su'aasha:
ASC WALAL IDINKO MAHADSAN .
WAXAAN KU RIYOODAY XALAY ANIGOO MEEL SHAQO KA HAYA OO HADANA SOOMAN OO NAASAHA CAANO IGA DA'AYAAN BABY YARA WAAN HAYSTAY WAXAANA LAHAA MARKAAN AFURO AYAAN NAASKA SIIN BABY GA. ISO FASIRA MAHADSANIDIN.…