Qofkii arko asoo dhiiqo ay dharka ka gaartay

Qofkii arko asoo dhiiqo ay dharka ka gaartay

Qofkii arko asoo dhiiqo ay dharka ka gaartay Riyada: qofkii ku riyoodo  asoo dhex maraya dhiiqo badan oo dharka ka halaynaysa maxaa lagu fasiraa? Fasirka: Diiqada waxaa lagu fasiraa murugo qofka soo gaaraya, qofkii dharka ay dhiiqo ka gaarto wuxuu galayaa dhibaato iyo walwal xagga nolosha dhiiqada guud ahaan ma fiicna marka ay dharka hallayso. […]

Riyada guduudka isha iyo daadashada timaha indhaha

Riyada guduudka isha iyo daadashada timaha indhaha

Su’aasha: Walaal waxaan ku riyoodey aniga oo isha oohin Gaduud yar uu kujiro ka imaanayo kadib isha ay baluuk isku badaleyso hadane Timaha indhaha hoostooda ku yaal soo go ayaaan riyadaas iifasir salaal. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku jirto qaladaad badan oo naftaada iyo diintaada dhib u keenaya waliba waxay si xoog u tilmaamaysaa […]

Riyada aragtida khamiiska dhaqan oo waran

Riyada aragtida khamiiska dhaqan oo waran

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka Allah macak ilaahay ha ku xafido sheakh adigana waxaan ku riyooday khamiisgaygii oo LA ii maydhay oo lagu wadhay dhul banaan oo wada dooga oo aad u qurux badan oo green ah khamiis cad Allah mahadleh Jawaabta: Riyada dharka la dhaqayo oo la warayo waxay tilmaamaysaa xaalkaaga […]

Riyada gabar saaxibtayda oo la aroosayo

Riyada gabar saaxibtayda oo la aroosayo

Su’aasha: wxaa ku riyoday gabar aa saxibo nahay oo la arosayo iyado xaflada aroska la jogo aa ninkeda arosayay aa gabar kale matale oo gacanta ka qabsaty ayadana raali ee katahy. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad iyo barwaaqo iyo nolol degan oo ay gabadhaas heli doonto, riyada waa riyo fiican oo bishaaro ah, waxaa kaloo […]

Riyada hablo badan oo qurux badan oo cillaan marsanaya

Riyada hablo badan oo qurux badan oo cillaan marsanaya

Su’aasha: asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak ilaahay ha ku xafido sheakh waad noo hakar baxdee waxaan ku riyooday anoo meel socda ayay gabadhi ii yeedhay waxay igu tidhi telephonkaygii ayaan dayrkan saaray dushiisa markan guriga galayay waxaan kasoo qaaday qolfadii sare maxa dhacay waxan ku idhi itus halkad saartay waa […]

Riyada guuritaanka iyo kabaha iyo nin askari ah

Riyada guuritaanka iyo kabaha iyo nin askari ah

Su’aasha: Wan idin salaamay bahda daruur waxan ku riyooday annagoo meel wax ka baranayna ban guurnay markan guurnay baa gaarigii lugu guuray kabihii igalatagay anaguna wan lugaynaynay wan kadabatagay waana ka soo qaatay kabihii markan soo laabtay ban arkay nin askari ah wuxuu igu yiri miyaa i garanaysaa maya ayan iri wuxuu igu yiri meel […]

Riyada qaraabada iyo ubadka iyo hadiyada ninka

Riyada qaraabada iyo ubadka iyo hadiyada ninka

Su’aasha: asc wll bahda daruur aadbad u mahadsantihin waxn ku riyodey waxan u imi guriga aayday oo sariir ku jiifta isla markan odeygeygi ba iguso galay waxn qabany xagi gurigaygii waxn tagnay gurigygii oo sidi aheyn qabkle waxa meydheyay labadeyda hablood ee ugu weyn ubadkyga waxa hor tagneyd gaadhi xaajiyada gabadha gurigeda ka nimi wuu […]