Gabar ku riyootay iyadoo uu qabo nin filimada xunxun daawada

Gabar ku riyootay iyadoo uu qabo nin filimada xunxun daawada Su’aasha: asc wllo wad mahadsantihin waxad no fasirta xalay ba walashey Ku Riyotey riyo Ah nin ay taqano oo jamacad kubleh tukan wax ka iibsato marka wajigisa uun taqan aqoon dherada ama wada hadl dhex marin ayey ku riyootey isago qaba kana baqanyeyso oo nin […]
Riyada gabar dhabarka hab iga siinayso igana qaniinayso

Su’aasha: Asc waad mahadsan tihiin guud ahaan webka daruur Allah macak ilaahay ha ku xagido sheakh adigana sigaara waxaan ku riyooday anoo qol wayn wada seexanayno dad badan oo raga furaashyo ku seexanayno kabacdi anuu meelka mida qolkii u guuray oo ay iga soodaba guureen kabacdi gabadh aan ilmader nahay oo in ay hanti ka […]
Riyada Sheekh Dirir oo bakhaarka sacado iyo wax la mida oo quraarad ku iibinaya

Su’aasha: Asc walaal waxaan ku riyooday anoo la socda habaryartay iyo walaalkay oo ku socona bakhaar aan garanayo kadib bakhaarka waxaa wax ku iibinayay qayb kamid ah sheekh dirir oo sacado iyo wax la mida oo quraarad ku iibinaya isaga iyo rag kale oo aan garanayn kadib inankii bakharka hayey ayaa biyo iidirsaday lacagtiina wuu […]
Riyada qofka asoo fasalada iskuulka galaya

Su’aasha: scw qofkii ku riyoodo asoo galaya fasalka dugsiga oo fasalka kaste dhex tagaya riyadaas maxaa lagu fasiri karaa fadlan isoo fasira Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa nolol guul ku dhisan, qofkii arko dugsi asoo galaya wuxuu gaaraa waxa uu ka fikirayo oo mustaqbal ah, wuxuu ku guulaysanayaa noloshiisa, shaqo fiican ayuu helayaa guur iyo hanti […]
Riyada daayeer qofka soo ceyrsanaya

Riyada daayeer qofka soo ceyrsanaya Riyada: Qofkii ku riyoodo daayeer soo bursanaya oo isagana ka ordaya marka ugu dambaysa uu qabanayo riyada nocas maxa lagu fasiri kara fadlan jawaab ban idinka sugaya. Fasirka: Riyada daanyeerka guud ahaan ma fiican fasirkeeda wuxuu noqon karaa tuug wax kaa xadi rabo ama qof khiyaano badan oo kugu cayaarayo, […]
Riyada eyeeyada dhimatay iyadoo faraxsan haddii la arko

Su’aasha: Ayeeydey oo dhimatay ayaan riya ku arkay ayada faraxsan bal hala ifasiro Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa dhowr waxyaalood mid wuxuu la xiriiraa ayeeyadaada kaas oo ah in xaalkeeda uu fiican yahay oo aysan dhib qabin. Maidda kale adiga ayay kugu saabsan tahay waxayna tahay inaad heli doonto farxad iyo wanaag waxaa dhici karta inaad […]
Naag ku riyootay iyadoo ninkeeda u galmoonaya

Su’aasha: waxan ku riyooday aniga iyo ninkayga qolka jiifka ku jirno asoo ii galmonaya oo aniga aan jiifo isna korka igaga jiifo marka biyaha ayuu igu shubaya markaas ayan arka guskisa wuu kacaa si uu u soo dhaqo markan soo kacop biyhii way iga soo daadanayaan Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad baahi daran u qabto […]

