Riyada gurigoo alaab laga xadayo

Riyada gurigoo alaab laga xadayo

Su’aasha: Asc Allah mahadleh waad mahadsan tihiin Allah macak waxaan ku riyooday anoo guri aad u qurux badan oo wax walba yaalaan oo aan ku arooso lahaa qolka midoo alaab badani taalay laxaday kuraas iyo alaab kale oo dadna igu soo urureen Ana waxaan lahaa iska daa habelbaa Bari aan u sheegi waxay ila ahayd […]

Riyada alaabta gacanta lagu qurxisto

Riyada alaabta gacanta lagu qurxisto

Su’aasha: Asc Allah mahadleh waad mahadsan tihiin Allah macak waxaan ku riyooday anoo suuqa ka iibsanaya gacmaha loo xidho hablaha yaryar ee ay isku qurxiyaan qaarkoodna ku yaalo calanka somaliland xiliyada iida ama sanad guurada dalka noocyo aad u qurux badan Allah mahadleh. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay kuusoo dhow dahay munaasabad aad ku farxi […]

Riyada tukinta masaajidka

Riyada tukinta masaajidka

Su’aasha: Asc Allah mahadleh Waad mahadsan tihiin Allah macak Waxaan ku riyooday anoo imaam masjid ah oo salaad tukinaya waliba qiraada kor u qaadaya quraanka kor u akhrinaya sida maqrib oo kale waliba masaajid laga buuxo anoo aad u faraxsan Allah mahadleh. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad hogaamiye weyn noqon doonto oo aad hogaamin doonto […]

Wiil aan saaxibo nahay ayaa igu yiri waxaan kugu arkay riyo

Wiil aan saaxibo nahay ayaa igu yiri waxaan kugu arkay riyo

Su’aasha: Gudomiye wan Ku salamay waxa jiro wiil An sxbo nahay waxuu igu yiri Riyo Ayan kugu riyoday on la so kacay 02:00 night Riyada waa tan waxan Ku riyoday adigoo Mal qaben ah shirkadaada ay qoratay in ay shaqale qadanayso maalin tii kowaad waxaad qadatay dhowr kun walina dad badan ayaa banaka jooga markii […]

Riyada 2 gabdhood uur leh

Riyada 2 gabdhood uur leh

Su’aasha: Asc bahda daruuro waxaan ku riyooday 2 gobdhood oo mar hore iigu danbaysay iyagoo xaamila ah maxay noqon kartaaa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay arrimo kuusoo dhow yihiin oo kaa farxinaya waana wax fiican oo qiima leh, riyada waa riyo fiican. Guud ahaan uurka waa wax la sugayo oo waqti u baahan marka riyada […]

Riyada dharka ilmaha iyo naag duq ah

Riyada dharka ilmaha iyo naag duq ah

Su’aasha: Asc wll waxan ku riyooday anigoo dhar badan oo meel yaalo ayan kala baxay dhar wana dhar caruured waxan ka qaatay dharka ilmaha yariska naag duq oo basto cuneso aya la jogtay dharka. Jazakaallh Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto khayr badan iyo nolol wanaagsan iyo cimri dheer dharka wuxuu tilmaamayaa wanaag iyo […]

Riyada mas cad oo gacanta qofka u saaran

Riyada mas cad oo gacanta qofka u saaran

Su’aasha: Asc wll waxan ku riyooday mas cad oo xariq madow madaxa ku leh maska saaxib ayu ila aha garabkeyga ayu sarnay wan so qabtay wuxu isku duubay calacasha gacanteyda waxa arkay asago afka ila radina inu i cuno ayu raba madaxa ayan darbiga ug dhuftay wuxuu koray saqafka guriga ane ul ayaan madaxa uga […]