Riyada macalinka hooyo iyo habar yar la cayaarayo

Su’aasha: Asc Wll bahda duruur aad ayad umahadsantihin jasakallah kheyran. Waxan ku riyooday 2 wiil iyo gabadh yar yar oo walalahey eh oo meel fadhiyaan hortooda waxa fadhiyo nin imaam masajid eh ilmaha dhib looshin aye ahayen side uga amarqaten ayan layabay dadkaan caadi mahan wan layabay ano leh ayan kaso tagay xaafada ayan ku […]
Gabar ku riyootay iyadoo macalin garaacayo

Su’aasha: Asc Wll bahda duruur aad ayad u mahadsan tihin jasakallah kheyran. Waxan ku riyooday anigoo aadayo meel aan wax ka barto waxan ag maray masajid waalaga adamaay laba naag aya jogay masajidka agtiisa wax aye ku murmaayeen aadanki aya dhamaday mu’adinkii aya albabka so istagay nagihi ayu ku qoslay waxan tagay madrasadii macalinka aya […]
Riyada labo dooli ul lagu dilayo

Su’aasha: Asc wll bahda duruur aad ayad umahadsantihin jasakallah kheyrakum. Hooyo ayaa waxey ku riyootay labo dooli oo isku diba maryeynayo saliga ama sijaayad sida u taqanid markas ul ayey ku dhufatay weyba dhinten. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inay ka adkaan doonto dad cadow ah oo wax ka hallayn rabay, waliba dadkaas waa dumar oo […]
Riyada xaaska oo gacmaha iga jarayso anoo caruurta barkad kula jiro

Su’aasha: Asc. Walaal aad baad ugu mahadsan tihiin shaqada wanaagsan aad bulshada u haysaan. Walaal waxaan ku riyooday anoo barkada dabaasha caruurtayda kula dabaalanayo oo barayo dabaasha aadna ufaraxsan, xaaskayga oo barkada banaanka ka taagan baa gacanta midig muruqa iga goynaysa xanuuna ma dareemayo gacanta markay i jartay xataa ee waaba faraxsanahay bidixna waa igoysay […]
Qof bidaar leh haduu ku riyoodo asoo timo leh

Su’aasha: Waxan ahay nin bidaar leh,waxan ku ritoodey anigoo timo leh,mar timo jilicsan marna timo adag,ma aa lagu fasiri karaa. Jawaabta: Nin bidaar leh haduu ku riyoodo asoo timo leh riyada waxay tilmaamaysaa inuu heli doono cimri dheer iyo nolol fiican oo hanti la socoto, qofka bidaarta leh riyada timaha waxay u tahay wax fiican […]
Waxan ku riyooday anoo raashinka sun laygu darayo

Su’aasha: Asc Wll waxaan doonaya inaad ii fasirtid riyo aan ku riyooday oo dhowr jeer igu soo noqnoqotay waxan ku riyooday anoo raashinka sun laygu darayo oo sakaradaya macnaha naftu iga gurmayso hadana nool xataa garan maayo cida igusoo daraysa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa faraj inuu kuu soo dhow yahay laakin arrin halis ah inaad […]
Gabar ku riyootay saxaabiga Abuubakar Sadiiq (RC) oo duceynaya

Su’aasha: Asc bahda daruuro waxaa hada ko hor kuriyooday anoo asxaabtaii rasuulka( csw) la tukanayaa oo uu salaada naga bixinayo Abubakar sadiiq ilahay haka raali noqdee oo ani iyo laba gabdhood oo xijaban caan ku daba tukanayno wax sudrada ma noo dhaxayn meel banaan ayayana hayd gadaashooda ayaana ku tukanaynay geed aan garanayn ayaana hortanada […]

