Riyada anigoo cunaya cake toortaha ah

Su’aasha: Asc Waxan ku riyooday riyo iguso laalabatay marar badan oo ah: Anigo markasta cunayo cake dolsho ama toortaha aadka u jilicsan. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto wax aad ku faraxdo oo xaflad in loo dhigo mudan, wuxuu noqon karaa guur hadaad tahay gabar wali aan guursanin ama darajo sare xagga waxbarashada ama […]
Riyada jaadka (qaadka) suuqa lagu gadayo

Riyada jaadka (qaadka) suuqa lagu gadayo Su’aasha: scw qofkii ku riyoodo asoo galay suuq qaad lagu iibinayo wuxuu rabaa inuu iibsado aakin dadka ayuu ka baqayaa riyadaas maxaa lagu fasiri karaa? Jawaabta: Riyada waxay tilaamaamaysaa qofka inuu rabo dantiisa inuu gaaro laakin cabsi ayaa ku jirta, dad ayuu ka baqayaa ama wax kale buu ka […]
Riyada xaaska oo iga ordeysa iyo masas aan arkayo

Su’aasha: Waxan ku riyooday anigoo masas badan arkaya qaarna wan ka baqayay, guryaha an jaarka nahay ayuu u dhawaa, wanan dilayay lkn uu iga baxsaday, markii danbena waxan ku riyooday xaaskayga oo iga ordaysa oon ku leeyahay ila joog, suudhki an laha ayan nin u dhiibay markasan xaaska ku idhi suudhka laynaga soo raacay ee […]
Riyada gabar aan la guursanin oo foolanaysa

Riyada gabar aan la guursanin oo foolanaysa Su’aasha: Waxa jirta inan asxaabnhy waxay iisheegtay inay ku riyootay iyadoo foolanaysa wiil iyo gabadh wuxuu yahayna ma oga wax xanuuna fooshosi ma wato ayey igu tiri 3 jeer ay riyadaasi kusoo noqnoqotay waana inan aan la guursan mxay noqonaysaa riyaadasi. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa gabadhaas inay usoo […]
Waxaan ku riyoodey anagoo uu na ilaalinayo maayarka gobolka

Waxaan ku riyoodey anagoo uu na ilaalinayo maayarka gobolka Su’aasha: Asc walaalaha Allah idinka abaalmariyo dadaalkiina aniga iyo caruurtayda bees baa meel dagan ninkina waan kala tagnay habeenki salatul laylka ayan tukada intaan seexan waxaan ku duceystaa in Allah na xifdiyo balayada barbar naga mariyo habeen ban ku riyooday duqa gobolka aan joogo oo na […]
Riyada dadka isqaba oo qaab la yaab leh lagu arko

Su’aasha: Asc wllo waxan ku riyodey laba qof oon aqan oo isqaba riyada dhexdeeda lkin labada qof an riyada ku arkay isqaba ismayaqanan. Waxay ahayen mid walashey ama inadertey oo la qabo caruurna leh iyo wiil an isnaqano isna guri leh gabadhna leh wiilka riyada ku arkay saxibkis aya xidhiidh naga dhexeyey guurna ku balanay […]
Finka dabada iyo baabasiirka farqiga u dhexeeya iyo daawada ugu fiican

Finka dabada iyo baabasiirka farqiga u dhexeeya iyo daawada ugu fiican Su’aasha: SCW bahda daruur waxan rabaa inan idin weydiyo finka dabada afkeeda kasoo baxo oo xanuunka badan baabasiir inuu yahay sidee lagu ogaan karaa marka qofka uu saxaroonaya dhiig ayuu soo dayaa baabasiirta dhiig miyay leedahay finka haduu meesha kasoo baxo maxaa daawo u […]

