Riyada wax la xisaabinayo iyo nambarada 21 iyo 26
Su'aasha:
asc wll waxad ifasirtan riyadan waxn ku riyodey aabahay oo wax tirinayo kadib wu igu dhahay waxay ku beegantey bey dhehan 26 juun kadib aniguba wax saacad u eeg oo weyn oo basaliya ayan dultagna waxn ku lsha halkasu ku beeganyey…