Gabar ku riyootay ciddeeda oo dhan cunto karinayso

Gabar ku riyootay ciddeeda oo dhan cunto karinayso

Su’aasha: Asc wll waxn ku riyodey familga dhamnti karinya cunto waxn arkayey adeerky Dhari weyn kuwan lagu kariyo marka geerida dhacdo ama arooskuba dusuuud waweyn. baris aya ku karayry hilib ka buuxo qar waxay jarjarayen khudarti sugada lagu sameyn laha kadib wan u imi waxn furey albabka gurigayga mahadsanidin. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa guur barwaaqo […]

Riyada dumar isleynaya iyo lumidda taleefanka gacanta

Riyada dumar isleynaya iyo lumidda taleefanka gacanta

Su’aasha: Asc wll waxd ifasirtaa waxn ku riyodey ano heysta cunug wiil yar dhabteyda ku hayey waxn laha ana dhalay kadib waxa ii imi nin wuxu igu laha waxad tahy gabadhii shaqo doonka aheyd shaqada iweydisatey kadib wu iga tagay waxn arkay hablo an yaqan oo isleynaya wan utagay wan kla celinayey qarba guri ayey […]

Waxan ku riyooday haweeney wiilkeeda gabar u doontay

Waxan ku riyooday haweeney wiilkeeda gabar u doontay

Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday haweeney wiilkeeda gabar u doontay guriga gabadha aye kaso qadatay mac macaan wiilkeda aye dhahde jikada iiga keen macmacaan wuu donay wuxu arkay kii ey naagtu kentay wu so qaatay kan aya ka macan ayu dhaha anne macmacaankii ayan firi is dhahay qeyb yar ayan ka […]

Gabar ku riyootay hooyadeeda oo macmacaan samaynaysa

Gabar ku riyootay hooyadeeda oo macmacaan samaynaysa

Su’aasha: Asc wll qaaliya waxan rapa in aad ifasirto riyo waxan kuriyoodi hooyi iyo habaryar oo isla joogan macmacaan hagaajinayaan ana aan uadheegaya mana aqaano sababta lohagaajinaya blse hal mar waxan maqli hooyo oo dhihi haysa shali guriga heblaayo ayan aadhay wahey igu dhaxti wilkeyga ayan intisaar uso dooni rapni asaga wuu maqanyahay in uu […]

Waxan ku riyooday dibqalooc weyn oo kasoo hoos baxaya sariirta caruurta

Waxan ku riyooday dibqalooc weyn oo kasoo hoos baxaya sariirta caruurta

Waxan ku riyooday dibqalooc weyn oo kasoo hoos baxaya sariirta caruurta Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday dib qalooc weyn oo kasoo hoos baxaya sariirta caruurta ina dilo ayan isku dayay wu ku labtay hadane waxa soo baxay labo bahal yar oo isla socdo kab ayan ku dilay bananka usaray mar kale […]

Riyada salaada casar iyo misaajidka

Riyada salaada casar iyo misaajidka

Su’aasha: Asc Allah mahadleh Waadku mahadsan tihiin sida aqoonta badan eed noogu adeegtaan waa idiin sharaf Allah macak Waxaan ku riyooday anoo jooga masjid aad u wayn oo laga buuxo salaadii casar ka hor ayaan I mid waan ku sunaystay waxan an ku tukaday salaadii casar saful awalka Ama safka koowaad Runtii maasha waa naxariis […]

Riyada hablo iyo haween badan

Riyada hablo iyo haween badan

Riyada hablo iyo haween badan Riyada: Asc Allah mahadleh Waadku mahadsan tihiin sida aqoonta badan eed noogu adeegtaan waa idiin sharaf Allah macak Waxaan ku riyooday anoo meel baabuur badan taalo anoo LA jooga hablo aad u qurux badan fara badan oo xijaaban oo carab iyo somali ah lajooga oo ay nagu soo biiran waalidiintii […]