Riyada aabbaha oo biyo dhex galaya

Su’aasha: Asc naag waxay aragtay ayadoo ku leh aabaheed inta ha marin biyo fadhiya, aabaha wuu galay biyaha asaga ,nin kale iyo wiil , ninka iyo wiilka si fudud uga baheen lkn aabaha wuu dheh fadhiistay, mar danbe guriga yimid asagoo korkiisa wada biya ah ,maxay tilmaameey? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in mashaakil badan ay […]
Riyada nin qaaddo dhulka ku qodaya

Su’aasha: Asc wll BARAKALLAH hooyo aya waxey ku riyootay iido jogto mel badiyi eh waxey aragtay nin soo socdo kidib wuxu fadhistay meel qaando ayuu ku qoday qaandadi ayu uso tuuray wuuna katagay ninku waa nin ey taqaano oo dhintay mar hore sida caadiga meeshii ayey fiiriyeen iyada io dadkale biyo aya ku dadsan meesha […]
Gabar ku riyootay nin jihaad ka yimid la leeyahay

Su’aasha: Asc wll BARAKALLAH mar ayaan ku riyooday anigoo qol jogo waxa aalbabka kaso galay nin dhalinyara oo wijiga maro ugu xirantahay jihaadkii ayuu ka yimi ayan islehay agteya ayu fadhiste ane wijiga iska fur ayan dhahay wu iska furay wa qof farxad ka muuqato aadne u qurux badan inyar ayan isku dhaween markas ayu […]
Riyada caano fadhiistay ama dhanaan iyo gabar faraxsan

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN MARWALBA ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO LASOCDA WIIL AAN SXBO NAHAY AYAAN SOO GALNAY TUKAAN AAN CAANAHA GEELA KA IIBSADO CAANO ISII AYAN KU IDHI WAXAA II IGU YIDHI WAA KUWAASI CAANO BAALDI KU JIRAY OO FADHIISTAY AMA KALA BACAY AMA DHANAANAY MA RABO AYAAN KU IDHI […]
Nin ku riyooday asoo macalin guriga la jooga

Su’aasha: Asc, nin wuxuu arkay nin kale oo macalin ah , oo is yaqaanaan , ninka gurigiisa wada joogaan labadooda, waxuu dhahay ninka waan baxaa , macalinka waxuu dhahay adiga allaah ku caafiyo horta , maxay noqoney? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa qofkaas inuu la kulmi doono mashaakil taasna waxaa laga fahmayaa hadalka macalinka oo tilmaamaya […]
Naag ku riyootay ninkeeda naag jini la dagaalamayso

Su’aasha: Asc wll gabar ayaa ku riyootay iyadoo ninkeeda lajoogta oo dareen saa’ida dareemayso waxaa u imaatay naag jina wayna la dirirtay ninka wuu iska jiifay oo lama dagaalin naagta lkn iyadaa la dirirtay wayna dishay way soo kacday markay dishaba markii danbe way googgoysay si ayna u soo kicin hilibkeeda cad cad u jartay […]
Waxaan arkay qof aqaano oo i daba socda anigana ku leeyahay iga leexo

Su’aasha: Asc waxaan arkay qof aqaano oo idaba socda anigana ku leeyahay iga leexo, kadib wuxuu iga qabtay qoorta gadaal, aniga waxaan isku furay ishiisa midig iyo sankiisa , maxay noqoney ? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in aad mashaakil la kulmi doonto waliba qof aad taqaano ayaa sabab u noqonaya, waxaa lagaa rabaa inaad iska […]

