Qof ku riyooday asoo kaniisad ku tukanaya oo gaalada ka hortagaya
Su'aasha:
Asc daruur
En waxaan rabaa in riyadeeda la ii sheego
En haween haweenada kamida waxan ku riyooday anigo wado maraayo aniga iyo mid kale o saxibo nahay en sidii an wadada u soconay ayaa waxa la gaaray xili salaad ah kadib waxan…