Waxan ku riiyooday nin madax aan wada shaqeyn jirnay anaga oo dib u kullanay

Su’aasha: Asc wllo waxan ku riiyooday nin madax aan wada shaqeyn jirnay anaga oo dib u kullanay anaga oo faraxsan marka maxay noqon karta fasiirkeeda. Jawaabta: Waxaad heli doontaa arrin aad sugaysay oo dan weyn kugu jirto, waa riyo fiican ama waxaa ksuoo gaaraya hadal aad ku farxi doonto oo bishaaro wata.
Riyada nin ku xaaray meesha weysadaaqka ee masjidka

Su’aasha: Asc , nin wuxuu arkay masjid ku jiro gaar ahaan meesha weyso qaadka, asagoo fadhiya oo saxaro yar dhigay , dadna ma ujeedo, wuu isla yaabay meesha u ku saxarooday , waxbuu soo qaatay wuu qaaday saxarada , musqusha ku shubay . Fasirkeeda muxuu noqonaa?. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa qofka inuu ku dhici doono […]
Riyada bahal mas u eg oo dhabarka ilmo yar ka galay

Riyada bahal mas u eg oo dhabarka ilmo yar ka galay Riyada: Asc wllo waxn ku riyodey gurigayga oo so galay bahal mas u eeg hadana mas ah wuxu aha madow xigen ama sibidhi xafadana walawada jogey kadib guriga ayu so galy hooyo ku idhi eeg bahalka so galay ilmay hadal waxnk kadib ilmo yaro […]
Riyada nin naag furi rabo

Su’aasha: Asc wllo waxn ku riyodey gabadh iyo nin anan garaneyn riyada dhexdeda gabadh la fadhiyey kadib nin aya noo imi kadib wuxu sitey waraqo cadcad kadib waxn ku idhi wll magabadhii ayad fureysa wll ha furin gabadha riyada dhexdeeda dad an isnaqno ayan daremayey dad igu cusub man daremyn hadana wajigoda ma aqonsan kareyn […]
Gabar dagaal na dhexmaray oo laabta i galisay

Su’aasha: Asc wll waxn ku riyodey gabadh an saxib ahan jirney hada se xidhiidh saxibtinino na dhex oolin dagal horena na dhex maray hada walalnimo isku nahnay waxn arkay aniga iyo laba hablod walalo nahnay nagaso hor baxdey riyadii kadib wey salamen wey kaqadey wey la had hadashey aniguna niyada ayan ka idhi wadinkii isku […]
Riyada kaadida iyo saxarada badan suuligana aan ur lahayn

Riyada kaadida iyo saxarada badan suuligana aan ur lahayn Riyada: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN ALLAH MACAK ILAAHAY HA IDIIN XAFIDO WAXAAN MUDABA DHAWR JEER ARKAY ANOO SUULIGA KU KAAJAYA KAADI BADAN SUULI AAN UR LAHAYN MARNA ANOO SAXARONAYA SUULIGA SAXARO BADAN OON UR LAHAYN ALLAH MAHADLEH Fasirka: Riyada kaadida badan waxay tilmaamaysaa ubad […]
Riyada eedaanka salaada subax

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO MASJIDKA USII LAGAYNAYA IYADOO SALAADII SUBAX LA ADIMAAYO OON EEDAANKA MAQLAYO ALLAH MAHADLEH Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa khayr badan iyo ilaalo iyo amaan, waxaad noqon doontaa qof diinta Alle ka dambeeyo oo ku dhaqmaya oo dacwada islaamka u degdegaya, waa riyo aad […]

