Riyada xildhibaban Barkhad Batuun

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO AANU ISA GACAN QAADAYNO XILDHIBABAN BARLAMANKA BARKAD BATUUN XILDHIBABAN KII MUCJISADA SOMALILAND AADNA UWADA QOSLAYNA ANAGOO AAD UWADA FARAXSAN ALLAH MAHADLEH. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa magaca aad yeelan doonto iyo saameyska aad saameyn doonto bulshada soomaaliyeed, waa riyo jago xambaarsan, culimada riyada […]
Riyada wiil gabar isha dhagax kaga dhuftay

Su’aasha: sc sheikh waxa aan ku riyooday anigoo wado maraya ayaa aan arkay gabar iyo wiil is dagaalaya kadib wiilkii ayaa gabadhii isha dhagax kaga dhuftay weliba si daran .ishii inta ay dilaacday ayaa ay dhiig farabadan ka daatay gabadhii waxa aan soo kacay anigoo ashahaadanaya naxdinti aan ka naxay isha gabadha darteed.jazalallah kheyr. Jawaabta: […]
Gabadha xaaskayga aya ku riyootay anigo gabadh kale la galmoonayo

Su’aasha: A S C, Su’aashan qabo waxa weeyan, gabdha xaaskayga aya isheegtay inay ku riyootay anigo galmo la sameenaya gabadh la qabo caruur leh o dariskeena ay iyada aad isku ya qaanin, marka bal riyaadan ino fasira idinko mahad san. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa naagtaada inay dareemayso cabsi xagaada ay ka qabto oo ay dareemayso […]
Riyada anoo lumay ka dibna aan walaalkay arkay

Su’aasha: Asc sxb waanku salaamayaa maalmahaan baan rabay inaan su aasheyda soo diro websiteka ayaa buuxay wuxuu ilahaa su aalo baan laga jawaabin markale ku soo laabo marka hadda ayay ii furmeen qaybtii su aalo weydiinta waxaan dhowr habeen ka hor ku riyooday anigoo gurigeena ka lumay ka dibna aan leeyahay nin meesha joogo meel […]
Waxaan ku riyooday bahal madoow oo buuran sida doofaar caml

Waxaan ku riyooday bahal madoow oo buuran sida doofaar caml Riyada: Asc Wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday ani io walaashey yar oo suuqa adi rabno albaabka markan furnay waxa arkay bahal madoow oo buuran sida doofaar caml wijigane waraabe cml u eg lkn ka buuran gabar diriskena aya aragte wey ka carartay ane […]
Riyada aadku riyootay adoo riyoonaya hadana riyo kale fasiraya adoo hadana riyoonaya

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN ALLAH MACAK FIIRO GAARA……. WAXAAN KU RIYOODAY ANOO DHEXJOOGA GURI WAYN OO SIDA MASAAJIDKA ISKU FURAN OO LABA HOLE OO AAD U WAAWAYN KA KOOBAN OO DHEER OO AAD U GOGLAN OO GABADH AAN AQAANO IYO CARUURTEEDII DHEX HURDAAN KABACDI GURIGII AAN KU RIYOONAYAY AYAAN WAXAAN ARKAY ANOO […]
Riyada xaaskaygoo uur leh oo umushay

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY XAASKAYGOO UURLEH IYADOO UMUSHAY OON XAAFADA UGU IMID OO AAN SOO GALAY GURIGA OON KURSI KU FADHIISTAY GABADH AAN FILAYO IN AY AHAYD XAASKAYGA WALASHEED AY UGU DHAGDHAGTAY OON IS DHUNKANAY ANOO AAD U FARAXSAN ALLAH MAHADLEH. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa farxad inaad […]

