Riyada koob biyo laysiiyay oo biyo badan ku darayo Riyada: Sheekh waxaan ku riyooday nin aanu masaajidka ku wada tukano oo turkiya ayaa wuxuh isiiyay koob biyo ah intaan ka qaaday ayaan biyo aad u badan oo meel ku jiray Ayaan ku shubay iisoo fasir sheekh Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa nolol fiican aad heli doonto […]

