Riyada guri aroosa iyo tuug iyo gabar dhar khafiif wadata
Su'aasha:
Asc Allah mahadleh
waanad mahadsan tihiin
Allah macak
waxaan ku riyooday anoo maqsin wayn oo aad loo qurxiyay dhex jooga gabadh aan aqaano oo ii soo gashay iyadoo dhar qafiifa xidhay
galmo ayay rabtay Ana waan ka diiday…