Waxan ku riyodaa hoyadey oo wax haleyneyso anigana aan saxayo

Su’aasha: Asc. Walaal mudo dhoor sana waxaa igu soo noqnoqda riyo hooyadey wax ayey haleyneey anigane waan saxayaa marka aan aad ilaahey u baryo ayaan arkaa riydaas iyo marka aan nin shukaansado thanks huno. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa mustaqbalka guurkaaga waxaa lagaaga digayaa inaad guursato nin aan kuu qalmin oo aad ka shallayn doontid markaad […]
Waxan ku riyooday gabadh an asxaab nahay iyo gabadh kale oo saxibteed iyo mid kale aan garaneyn

Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday gabadh an asxaab nahay iyo gabadh kale oo saxibteed iyo mid kale aan garaneyn oo albabka ii fadhiya wan la hadlay waxa dhahay midi saxibtey ehed 4taada dolar wankuso cilinaa muku raaci karo hooyo aya bixi rabto ani ma bixi karo hoyo aya u shegay raac […]
Riyada dibqaloca iyo gelid guri wayn oo mugdi ah

Riyada dibqaloca iyo gelid guri wayn oo mugdi ah Su’aasha: Waxan ku riyooday dibqaloocyo ku gurigeyga waliba ayagoo maqaar ka dhacay iyo iyagoo caadi ah oo ku dhuumaaleysanayo dharka iyo saqafka guriga ma dilin. Oo waxan arkay saddex nin oo tusbaxyo leh waa isla hadalnay. Waa ka tegay waxan albaabka ka galay dhismo weyn oon […]
Riyada ilaa waqti intee ay furmi kartaa

Su’aasha: Asc webka Daruur aad u mahadsan tihiin waxaan doonayey inaan idin waydiiyo Laba Su,aal 1 waxaan nin ka maqlay in Riyada ay tahay 5 ilaa 10 beri wax kugu dhacaya wixii ka dambeeyana Riyada aysan jirin 2: Aabahay ayaa Wuxuu igu riyooday aniga oon dhalan Suuradeyda Hada aan leeyahay ayaa la tusiyey Wuxuuna arkay […]
WAXAAN KURIYOODAY ANOO NIN MADAXWAYNE AH AROOSAY

WAXAAN KURIYOODAY ANOO NIN MADAXWAYNE AH AROOSAY Riyada: ASC WALAL WAAN IDIN SALAAMAY DHAMAAN TEENBA. WALAL RIYADAN HALA ISOO FASIRO HADUU ALLE IDMO WAXAAN KURIYOODAY ANOO NIN MADAXWAYNE AH AROOSAY KADIBNA WAXAAN QAADANAY DIYAARAD KHAAS U AH OO ISAGU WADAY AAD BAY U QURUXBADNAYD AKHTAR AYAY AHAYD KALARKEEDU KADIB ADEEG AYAAN KU DOONANAY MEEL AYAY […]
WAXAAN KU RIYOODAY QORATO DAB KU DHACDAY

WAXAAN KU RIYOODAY QORATO DAB KU DHACDAY Riyada: ASC WALAL WAXAAD IIFASIRTAAN WAXAAN KU RIYOODAY QORATO AMA WASAKAD KOLBA SAAD U TAQAANAAN OO GURIGA KU JIRTA WAXAY AHAYD MID WAYN KADIB HABEEN KII DANBE AYAAN KU RIYOODAY WASAKHADII OO DABKA JIKADA KU DHACDAY OO GUBANAYSA INTAY AFARTA ADIN KAKALA RIDAY DABKA CALOOSHA SAARTAY DEEDNA AAD […]
Riyada anigo timaha hoose qof iga xiirayo

Riyada anigo timaha hoose qof iga xiirayo Riyada: Riyo, anigo timaha hoose qof iga xiirayo. Fasirka: Riyada qofka oo timaha hoose laga xiirayo waa riyo tilmaamaysa in aad raaci doonto fidrada oo aad ku dhaqmi doonto sunnada sidoo kale inaad dhib ka nasan doonto, timaha shuunka waa timo qofka uusan ka helin oo loo baahan […]

