Gabar ku riyootay nin jihaad ka yimid la leeyahay
Su'aasha:
Asc wll BARAKALLAH mar ayaan ku riyooday anigoo qol jogo waxa aalbabka kaso galay nin dhalinyara oo wijiga maro ugu xirantahay jihaadkii ayuu ka yimi ayan islehay agteya ayu fadhiste ane wijiga iska fur ayan dhahay wu iska furay…