Waxaan ku riyooday anoo koob shaah cabaayo

Waxaan ku riyooday anoo koob shaah cabaayo

Su’aasha: Asc , waxaan ku riyooday anoo koob shaah cabaayo oo meel joogo garaneyn . Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka dhergi doonto wax aad raadinayso oo aad farxad dareemi doonto sidoo kale inaad dhex gali doonto bulsho aad ku farxayso.

Waxaan Ku riyooday tahriib iyo gaari fariinka goostay

Waxaan Ku riyooday tahriib iyo gaari fariinka goostay

Su’aasha: Asc gudomiye : waxan Ku riyooday Dhul Buura ah oo doog ah iyo nin an garanaayo oo xaas leh iyo aniga iyo asaga oo aan tahriib Rabnay waxa dhacday Inuu asiga Ninkaasi Tago ana waxan islahaa xage u socda ninkan xaska leh xaakaso uur lahayd aniga waxan fiiriyay Saacada waxan arkay Inay noqotay Fiidki […]

Riyada acounka phonkayga oo wada lacag ah

Riyada acounka phonkayga oo wada lacag ah

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO LACAGTA TELEPHONKAYGA OO AY SIDA ROOBKA LACAGTU UGU SOO DHACAYSO DADKA QAARBAA SOO DIRAY $1BILYAN iyo badh QAARBAA SOO DIRAY $ 1.125 MIDBA WAX LIIS DHEER …….. $507 ……..$4007 ……..$125 ……..$$70666 OO WADA LACAG AH OO BUUXIYAY PHONKAYGA ANOO AAD U FARAXSAN […]

Riyada laba gaadhi oo qaalia

Riyada laba gaadhi oo qaalia

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO IIBSADAY LABA GAADHI OO QAALIYA MISANA CASRI AH DADBAANA IIGA SHAQAYNAYAY BABUURTA ABTIGAY OO GUWAADHI LA WAYDIISTAY AYAA KU YIDHI DADKII BABUURTAN MAHAMED AYAA IIBSADAY AADBANAN UGU FARAXSANAA WAANAN KA XEEYAY MID KA MIDA ALLAH MAHADLEH. Jawaabta: Riyada waxay tusinaysaa nolol wanaagsan […]

Riyada cunitaanka 17 xabbo muus isku xiran

Riyada cunitaanka 17 xabbo muus isku xiran

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY ANOO LA II SOO TUURAYO KHUDAAR FARA BADAN WAXAA KA MID AHAA MUUS OO FRESH AH DHAWR IYO TOBAN XABOO ISKU XIDHAN OON CUNAAYO AMA URURSANAYO ALLAH MAHADLEH. Jawaabta: Riyada waxay tusinaysaa nolol fiican oo raaxo wadata iyo arsaaq badan si sahlan lagu […]

Waxan ku riyoodey anoo heysta waxar yar

Waxan ku riyoodey anoo heysta waxar yar

Su’aasha: Asc wllo waxan ku riyoodey anoo heysta waxar yar oo dhalatey qurux badan maxay noqoneysa waxar waxan kawada adhiga ama rida marky dhasho neef. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa khayr badan inshaa Allaah waxarta waa nimco Ilaahay ku siin doono sidoo kale maal badan iyo arsaaq xagga Alle kaaga imaan doonto waa riyo bishaaro wadata.

Riyada walaasha oo dhar wasakh xiran

Riyada walaasha oo dhar wasakh xiran

Su’aasha: Asc wll waxan ku riyodey walashey ama inadertey oo xidhan dhar aad u uskaga ah hooyadey ku ledahay maxa iskagah sari weydey dharkn uskga imtixan ayey galeysay isku diyarineysey. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in walaashaada iyo dad kale dagaal ka dhexeeyo, kuwaasna waa dad iyada neceb oo ka maseyraya, waxaa kaloo uu tilmaamaa dharka […]