Riyada xadiiska “qofka badala diintiisa dila”

Riyada xadiiska "qofka badala diintiisa dila"

Su’aasha: Asc walaal, waxaan arkay qof aan aqoonin usheekeenaayo , ku dhahaayo xadiiska nabiga( (scw)  (qofka badala diintiisa dila) asagana igu dhahaayo sax waaye, kawaran? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ku sugnaato diinta Alle oo aadan ka leexanin inaadan maqlin dadka soo baxay oo dhahaya qofka xor waaye diinta ayuu ka bixi karaa lama dilaayo […]

Naag waxay aragtay ninkeeda ku dhahaayo waxaa aadaa familkeena

Naag waxay aragtay ninkeeda ku dhahaayo waxaa aadaa familkeena

Su’aasha: Asc , naag waxay aragtay ,ninkeedana hore u xanuusanaa , ninkeeda ku dhahaayo waxaa aadaa familkeena u joogo gobol kale , ayada ku leh maya maya ma baxeysid, walaasheeda wacday way timid , walaasheeda waxay dhahday quraan saar ayaan geyneynaa , waana lageeyey asaga quraan saarka , maxay tahay riyadan ? Jawaabta: Riyada waxay […]

Riyada roob da’aayo oo biyaha daadanaya aan luga galiyay

Riyada roob da'aayo oo biyaha daadanaya aan luga galiyay

Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday roob da’aayo wiil yar wllky mel biyo kaso dadanayan ayu luguha ku dhaqanaya ane bananka aaday waxa arkay biyo badan oo kasoo baxayo masajid waa biyo nadiifsan lugaha ayan lagalay ano ku dhex ordayo jidka aya waxa kuso socde nin weyn oo gadh weyn leh albabka […]

Waxan ku riyooday anigo joogo meel aan wax ka barto iyo maamulaha

Waxan ku riyooday anigo joogo meel aan wax ka barto

Su’aasha: Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday anigo joogo meel aan wax ka barto walalkey aya ila socdo oo buug wato mamulaha aya i dhahay waxas kuuma dhigayo maxaa isiine ane wax maba dhiganoyi ayan dhahay fasalada ayu galay dadka exam aye galayen markas aso igu qelinayo ayu dhahay albabka ka leexo dadkan […]

Riyada xaaskaygoo umushay iyo gaadhi cusub

Su’aasha: ASC ALLAH MAHADLEH WAAD MAHADSAN TIHIIN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY XAASKAYGOO UMUSHAY OO ILMAYAR DHASHAY AYAAN GURUGA IMID iayadoo qolkii Hurtada furaash ku fadhida waxaa LA joogay hablo ay walalo yihiin Waxaan u keenay 3 sariirood furaashyo alaabtii caruurta udugyo Waxaan sii $300 oo dollar oonku idhi alaab soo siiso Gabadh Ay walalo […]

Waxan Ku riyooday anoo la joogo Donald Trump

Waxan Ku riyooday anoo la joogo Donald Trump

Waxan Ku riyooday anoo la joogo Donald Trump Riyada: Asc gudomiye sidad I fartay xalay salatul istiqarah Ayan dukaday waxan Ku riyooday madaxwynihi hore ee marekanka Donald trump waxan arkay asago laba nin oo madow ah eey dhincihisa taganyihin ay wada hadlayaan aniga Aya so ah ag istagay waxan salamay nimanki la tagna Madonna asaga […]

Waxaan ku riyooday anoo cunay wax u eg bahalka xabagta la dhoho

Waxaan ku riyooday anoo cunay wax u eg bahalka xabagta la dhoho

Su’aasha: Waxaan xaley ku riyooday anoo joogo laba geed midna wuxuu ahaa geed cambe ka baxaayo midna wuxuu igula ekaa geedkan cabaqyada marka aabahay wuxuu iiga shekeynayaa geedaha mirohooda wuxuu ileeyahay labadan isma dhaamaan saasey wuxuu iigu far fiiqay geedka cabaqa oo miro sida cambaha cml ka baxaayo inaan la cuni karin markaas baa dhacday […]