Riyada ilma yar oo Sariir saaran oo ku dul jiifay kitaabka quranka

Riyada ilma yar oo Sariir saaran oo ku dul jiifay kitaabka quranka

Su’aasha: ASC Waxan riyo Ku arkay Ilma yar oo Sariir Saaran Ilmahaas oo joogay Waxa Ag yaalay ama u Ku Dul jiifay kitaabka quranka ilmahana quranka ayu Ku dhididay inu Kala goaayay kitabka oo kale ana wan kaso bixinaayay quranka Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa in lagaaga baahan yahay quraanka inaad ku dadaasho akhriska iyo fasirka […]

Waxaan Ku riyooday Sheekh Cumar Alfaaruuq

Waxaan Ku riyooday Sheekh Cumar Alfaaruuq

Su’aasha: Asc gudomiye waxan riyo Ku arkay laba nin oo midi ii wata ana an dhumanayo kadibna aan soo galay meel meeshasna Waxa jogay sheikh cumar faruq Allah u naxariste kadibna nimankii I eryanaayay ilma dhalinyaro ah oo Iska cadi ah bey noqdee ana markaas waxaan wataa seef an islahaa haday Ku so aadan isaga […]

Riyada qalidda wanka iyo gooynta xaniinyaha

Riyada qalidda wanka iyo gooynta xaniinyaha

Su’aasha: Asc wan idin salaamay salaan kadib wll aniga waxaan ahay qof xanuusan marwalba Allaah waxaan ka baryaa inuu i caafiyo habeen habeenada ka mid ah waxaan ku riyooday riyo cajiib ah oo riyadaas waxay tahay waxaan ku riyooday aniga oo wan qalayo weliba weligeyga ari ma anan qalin wankaas si xog ah o cabsi […]

Riyada qalab masaajidka lagu ilaawayo

Riyada qalab masaajidka lagu ilaawayo

Su’aasha: Asc Allah mahadleh waad mahadsan tihiin ilaahay ha idin xafido Allah macak SHANDAD UU IIGU JIRO QALAB CAAFIMAD OON HAYSTO AYAA….. WAXAAN KU RIYOODAY ANOO MASAAJIDKA XAGA HORE EE IMAMKA U DHAW KU ILAAWAY SHANDAD AY KU JIRAAN QALAB CAAFIMAD OON LEEYAHAY KABACDI WAXAAN FILAYAA HABEEN INTAN KU ILAAWAY AYAAN AROORTII QAATAY DADBAA MARKAN […]

Riyada anoo Ilaahay isu dhul dhigaya

Riyada anoo ilaahay isu dhul dhigaya

Su’aasha: Asc Allah mahadleh Riyadani waa wiil aan saxibo nahay xagiisa waxaan ku riyoodey anigoo socda oo magaalada ka baxaya oo illaahey la Hadlaya oo leh ilaahow nafteydaan dulmiyey adaan kuu tukan waayey adaan ku caasiyey Lakin illahow cid ma dulmin cid ma dhibaateyn dadkii wey isdulmeen sidaasaan magaalada uga baxayaa dabadeed waan daaley lug […]

Riyada dilka masas badan iyo mid ku qaniinayo

Riyada dilka masas badan iyo mid ku qaniinayo

Su’aasha: Wll waxaan ku riyooday anigoo mas wayn I bur sanaayo dadna ay iga horeeyaan dad qaarna waxay isku dayaayayn in ay dilaan way dilayn maskii lkn masas yar yar ah ayaa iga hor imaadayn waxaa isku dayay inaan ordo hadane waxaan is dhahay intii aad ordi lahayd shahiid isla erayga shahiid aan isticmaalay anigoo […]

Riyada galmada laba gabdhood

Riyada galmada laba gabdhood

Riyada galmada laba gabdhood Riyada: ASC ALLAH MAHADLEH WAADKU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NOO HURTEEN ALLAH MACAK WAXAAN KU RIYOODAY GABADH YAROO AAD U QURUX BADAN OON GALMO LAWADAAGAYO IYO GABADH KALOO IYADUNA LA JOOGTAY GALMO I SOO BANDHIGTAY FARJIGEEDA OO QAAWAN AYAAN GACANTA SAARAY OON TAABTAY WAX BIYO AHNA IGAMAY IMAANIN MEEL […]