Riyada naag dhimatay iyadoo lagu leeyahay musqusha gal
Su'aasha:
Asc ,nin wuxuu arkay naag dhimatay u yaqaano , asagoo ku leh gal musqusha .
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa naagtaas inay u baahan tahay duco, in Alle loo baryo, musqusha waa meel laysku nadiifiyo lagu qubeysto qofka…