Muuqaalkan waxaad ka arkaysaa mukulaal oo si yaab leh u gaadaysa qoolley meel qashin ah wax ka cunayso, marka ugu dambeyso way qabanaysaa waa video xiiso leh, daawo siina shargareey
Waxay sheegayaan warar ka imaanaya magaalada Muqdisho inuu qaraxa ku geeriyooday agaasimaha nadaafadda magaalada Muqdisho Cabdi Fitaax Cumar Xalane.
Qaraxa oo dad badan ay wax ku noqdeen.
waxaa la sheegayaa inuu ka mid yahay dadka ay…