Browsing Category

News

Gabar quraanka kariimka dun ku qortay

Turkish girl writing the Holy Quran by thread and needle. Gabar ayaa ku qortay dun iyo cirbad musxaf dhammeystiran. waxaa la sheegay inuu qaatay 3 sano quritaankiisa waxay adeegsatay dun. gabadha waxay u dhalatay Turkey waxay…

Nin hindi ah oo Trump sanam ka sameystay

Hindi waxay ka mid tahay meelaha ugu badan shirkiga iyo caabudidda sanamyada, waxaa ka jira intaas oo diin ah ay dadka iska sameysteen. Waxaad arkaysaa qof caabudaya mas ama lo' ama naag ama digaag ama dameer wax kastoo maskaxadaada kusoo…

Naag carab oo salaad jimco galisay

Naag asalkeeda Aljeeriya ah oo dhalasho faransiis haysata ayaa salaadda jimcaha khudbo soo jeedisay dadkana galisay salaadda. Sheekadan waxay ka dhacday caasimadda dalka France Paris. naagta Waxaa lagu magacaabaa Kaahina Bahluul siday…

Xiaomi Safety Nose Mask

All people in around the world search Xiaomi Safety Nose Mask,  Especially after the appearance of corona's disease. This mask may be the best protection for coronavirus It works with a high technology that has a sense of dust contaminated…

Nin la toorreeyay asoo masjid ku jira London

Booliska ingiriiska ayaa qabtay nin cadaan ah oo qof mindi ku duray asoo masjidka ku jira. booliska waxay sheegeen ninka inuu dhaawacmay oo loo qaaday isbitaalka Ilaa iyo hadda warar cusub wali kama soo bixin oo la xiriira ninka la duray…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More