Baraka xininyaha marka qofka si xoog u kacsado
Su'aasha:
Siigada waan joojiyay laba isbuuc kahor hada waxan isku arkay markan qof dumar ah lakulmo an yara bashaliyo inuu xiininyaha i xanuunayo maxa keenay maxase udaawa ah.
Jawaabta:
Siigada iska ilaali sidoo kale naag aadan qabin…