Cudurka tiibishada ma kuu soo gudbin kartaa galmada
Su'aasha:
Waxaan qaataa daawada tb waxaan su aaalay doctorkii wuxuu igu yidhi wax saamayn ah kuguma yeelanayso inaad galmo samayso
Ani laftaydu waan akhriyay qoraalo badan oo ku saabsan wali ma arkin doctor sheegaya in la iska ilaaliyo…