Qabowga daran ee cagaha maxaa lagu daaweyn karaa
Su'aasha:
xiliga qabowga cagaha aya aad ii qaboba mana kululaadaan si kasto an sameyo maxaa sababa maxana dawo u ah
Jawaabta:
Qabowga xadka ka baxsan oo cagaha laga dareemo wuxuu u laabanayaa dhiiga aan meesha si fiican usoo gaarin,…