Gabar xaas ah oo hurdo iyo caajis ka bixi la’
Su'aasha:
scw hurdo badan iyo caajis ayaan isku arkay waxan ahay xaas da'dayda waa 27 sano jir hurdada igamaba harto habeen iyo maalin wax shaqo guriga kuma qaban karo maxaa la dhihi kara ma cudur baa mise wax kale aya i haya.…