Farta dhakhaatiirta ay daawada ku qoraan maxay isugu dardarsan tahay
Su'aasha:
Suaashaan waxa ay tahay waxaan fahmi waayey dhaqaatiirta marka ay quf daawo u qorayaan waxa ay isticmaalaan far u gooni ah oo isku dardarsan marka taasi mexey tahay.
Jawaabta:
Arrinta aad sheegtay oo ah khadka ay adeegsadaan…