Ninkayga wuxu rabaa inuu afka la galo naaskayga oo caano leh xaaraan miyaa Su’aasha: Ninkayga wuxu rabaa inuu afka la galo naaskayga oo caano leh marka haduu laqo xaaraan miyaa oo waxan maqlay ninka xaskisa hadii caanaheeda uu dhuqo oo cabbo inay ka furmayso fadlan iso faafahiya. Jawaabta: Caanaha naagta waxay saameeyaan kaliya ilmaha labo […]
