Qaabka loogu dhawaaqo xarfaha OW afka Ingiriiska
Qaabka loogu dhawaaqo xarfaha OW afka Ingiriiska
Labada xaraf is dulsaaran oo ah "OW" afka ingiriiska waxaa loogu dhawaaqaa sidan: AAW, waa la jiidaa, dadka soomaaliyeed inta badan waxaa siraya qoraalka af soomaaliga way ku qaldamaan…