Beesha Soomaali ugu bakhaylsan waa qoloma
Bakhaylnimada waa dhaqan fool xun waxayna ka fog tahay dhaqanka suuban ee islaamka.
dadka soomaaliyeed guud ahaan waxay u badan yihiin dhanka sakhaynimada.
marka la eegay beesha ama qabiilka ugu bakhaylsan soomaali way adkaatay in beel…