Saaxiibka xaasidka astaamaha lagu garto
Saaxiibka xaasidka astaamaha lagu garto
Waa maxay xasadka iyo xaasidka ?
Xasadka waa dabci aad u xun, qofka xaasidka ah waa qof la dagaallamaya nimcada Ilaahay dadka siiyay, qof markuu wax helo waa dhibsadaa, wuxuu ku jiraa cadaab aduun.…