Caloosha dumarka maxaa lagu yareeyaa

How to remove fat from stomach

Su’aasha:

Waxan ahay xaas marka aan dhalay labo da’ waxaan isku arkay calooshayda oo baruur badan yeelatay si kaste an cuntada isaga yareeyo isma badalayso  dumarka calooshooda maxaa sabab u ah dhalmada miyaa ama sabab kale ayaa jira, ninkayga waxaan ku arkay inuu qaabkaas dhibsanayo mar kaste wuxuu igu soo qaadaa caloosha iyo siday tahay niyadjab ayaan ka qaaday qaabka ay tahay, wuxuu igu dhahaa duarka dhexda yar ayaa qurux badan taas niyada ayay iiga abuurtaa fikir iyo kalsoonidarro fadlan jawaab ayan idinka sugayaa.

Caloosha dumarka maxaa lagu yareeyaa
Caloosha dumarka maxaa lagu yareeyaa

Jawaabta:

Baruurta dumarka waxay fariisataa dhow meel caloosha iyo barida iyo cajiraha, waxaa ugu dhib badan baruurta fariisata caliisha caafimaad ahaan, baruurta fariisata barida iyo cajiraha dumarka waxaa la sheegaa inay aad ugu fiican tahay haweeneyda, daraasooyin badan ayaa sheegay hablaha barida weyn inay dhalayaan caruur caqli badan, taas waxaa loo celiyaa sida la sheegay uurjiifka oo halaya nafaqo ku filan xagga maskaxda, teeda kale baruurta caloosha jirrooyin badan ayay sabab u noqon kartaa siiba cudurada wadnaha marka baruurta waxaa lagu yarayn karaa in layska ilaaliyo macmacaanka badan dufinta aad u badan, in la badsado socodka waxaa ka mid ah cuntooyinka yareeya baruurta ama dufinta qudaarta badan furuudka badan dhamaan

cuntadan waxay ka hortagtaan dufinta jirka,

 

Jirka dufinta uu u baahan yahay iyo cayilka

 

تتجمع دهون النساء في منطقة البطن والأرداف والفخذين ، ودهون الأرداف هي الأكثر إشكالية للصحة ، ويقال إن دهون الأرداف والبطن مفيدة للمرأة ، وقد أظهرت العديد من الدراسات أن الفتيات ذوات المؤخرة الكبيرة يلدن أطفالًا أكثر ذكاءً. . ، يقال أن الجنين يحتوي على ما يكفي من العناصر الغذائية للدماغ ، ومن ناحية أخرى ، يمكن أن تكون دهون البطن سببًا للعديد من الأمراض بما في ذلك أمراض القلب ، لذلك يمكن تقليل الدهون عن طريق تجنب الكثير من الحلويات ، والكثير من الدهون وتشمل الحركة الأطعمة التي تحتوي على نسبة منخفضة من الدهون أو عالية في الدهون النباتية ومرتفعة في الحبوب الكاملة

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More