Site icon Daruur درور

Caleenta gobka sida sixirka iyo isha loogu daaweeyo

Caleenta gobka sida sixirka iyo isha loogu daaweeyo

Geedka gobka wuxuu ka mid yahay geedahadaawada ah, waa geed wax lagu dahiriyo, meydka xataa waa lagu dhaqaa. Miraha gabka jannada ayaa lagu cunaa.
Waxaa lagu sheegay geedka gobka qoraanka kariimka Alle wuxuu yiri:

(وَأَصْحَابُ الْيَمِينِ مَا أَصْحَابُ الْيَمِينِ ‎﴿٢٧﴾‏ فِي سِدْرٍ مَّخْضُودٍ)

(Kuwa Midigta mari, Ma taqaan kuwa midigta.  * Waxay heli Geedka Sidriga ah oon Qodax lahayn).

Habka sixirka iyo isha loogu daaweeyo waxaa lagu sheegay kitaabka Fatxul baari oo kitaabka Bukhaari sharaxaya, Ibnu Xajar wuxuu ku sheegay in 7 caleemood gobka lagu shiidayo labo dhgax dhexdooda, kaddib biyo in lagu darayo waxaa lagu akhrinaya aayad kursi iyo suuradaha ka bilowdo xarafka qaafka kaddib waa la cabbayaa waana lagu qubeysanayaa biyahaas.

 

Halkan ka daawo sida sida sixirka loogu daaweeyo

 

The lote tree is one of the medicinal plants, it is a plant used for purification, even for washing the dead. The fruits of the lote of paradise are eaten.
It is mentioned about the lote tree in the Holy Quran, Allah said:

Caleenta gobka sida sixirka iyo isha loogu daaweeyo
Caleenta gobka sida sixirka iyo isha loogu daaweeyo

(وَأَصْحَابُ الْيَمِينِ مَا أَصْحَابُ الْيَمِينِ ‎﴿٢٧﴾‏ فِي سِدْرٍ مَّخْضُودٍ)

(And the People of the Right Hand * what are the People of the Right Hand?! Amid thornless lote trees)

The method of treating magic and the eye is mentioned in the book Fathul Bari, which is explained in the book Bukhari, Ibn Hajar said:

that 7 leaves of the lote are ground between two stones, then water is added, the verse of the chair and the surahs starting with the letter Qaaf are recited, then the water is drunk and the bath is performed.

Exit mobile version