Calaamadaha lagu garto naagaha kacsiga badan

Calaamadaha lagu garto naagaha kacsiga badan

Su’aasha:

Ma jiraan astaamo lagu garto naagaha kacsiga badan , waxaan maqlay buugaag ayaa jirta oo ka hadlayso astmaaha lagu garto dumarka dareenka badan hadaba waa maxay bbuugaagtaas maxaa ka jira arintas, fadlan jawaab ayaan idinka sugayaa.

Calaamadaha lagu garto naagaha kacsiga badan
Calaamadaha lagu garto naagaha kacsiga badan

Jawaabta:

Marka laga hadlo qofka waxa ku saabsan dareenkiisa gudaha way adag tahay in la ogaado.

Inkastoo waxyaalaha qaarkooda ay leeyihiin calaamooyin ku tusiya waxa gudaha ku qarsoon.

Way jiraan buugaag ka  hadashay astaamaha ay leeyihiin haweenka kacsiga badan haddana ma noqon karaan astaamahaas kuwa la dhihi karo 100% ayay tilmaamayaan waxa laga fahmayo.

Haddaan tusaale usoo qaadano sifooyinka qaar ay sheegaan dadka wax ka qoray aqoonta ku saabsan galmada waxaa ka mid ah:

1- Naagta marka ay leedahay bushimo buurbuuran siiba bushinta kore, waxay leeyihiin  gabadha marka ay sifadan leedahay waa gabar kacsi badan.

2- Naagta marka lafo ay leedahay oo ay dheer tahay oo ay leedahay naaso waaweyn oo sal ballaaran leh iyaduna waxaa la dhahaa dareen kacsi xoog leh ayay leedahay.

3- Gabadha marka ay tahay naag jirkeeda xaad badan leh, sidoo kale timaha kilkilaha way ku badan yihiin iyo timaha hoose ” shuunka” iyadana waxaa lagu tiriyaa inay dareen leedahay waayo jirkeeda waxaa ku badan hormuunka  “Testosterone” oo ah hormuunka dareenka raga qaalbilsan, haweeney kaste ninka u qaab eg waa laga yaabaa inay dareen weyn leedahay.

4- Sidoo kale marka haweeneyda ay leedahay miciyo ka dhaadheer foolasheeda sidoo kale ilkaha ay lakab ka leedahay siiba kuwa hoose oo aan wada sinneyn.

5- sidoo kale naagta marka uu carabkeeda aad u guudan yahay oo ay xanaaq badan tahay iyaduna waxaa  la dhahaa aad bay u qooq badan tahay.

Astaamaha halkan aan kusoo sheegnay waa astaamo ay sheegeen dadkii ka qoray arrimaha hablaha buugaag qaar waxaa qoray dadkii hore waa buugaagtii carabta qadiinka ah.

Waxaa ka mid ah kitaabka Rujuuc Alshaykh  رجوع الشيخ la dhaho waa buug la qoray 500 sano kahor wuxuu ka hadlaa galmada iyo naagaha siday kala yihiin iyo astmaaha lagu garto naagaha kacsiga badan iyo cuntooyinka kacsiga raga iyo dumarka u kordhiya.

Buuggtaas wadamada qaar waa laga mamnuucay in la faafiyo sida dalka Masar oo kale, hal mar ayaa lagu daabacay.

Calaamooyin kalena way jiraan oo ay sheegaan dadkaas laakin intan aan soo sheegnay ayaa ugu caansan.

Astaamaha naagaha qooqa badan
Astaamaha naagaha qooqa badan

قال أبو عمرو بن العلاء: أعلم الناس بالنساء عبدة بن الطبيب حيث يقول:
فإن تسألوني بالنساء فإنني … عليم بأدواء النساء طبيب
إذا شاب رأس المرء أو قلّ ماله … فليس له في ودّهنّ نصيب
يردن ثراء المال حيث علمنه … وشرخ الشباب عندهنّ عجيب
وهذه الابيات لعلقمة بن عبدة المعروف بالفحل وأول القصيدة:
طحا بك قلب في الحسان طروب
وعن أبي الحسن المدائني قال: قال يزيد بن عمر بن هبيرة: اشتروا لي جارية شقّاء مقّاء رسحاء، بعيدة ما بين المنكبين، ممسوحة الفخذين.
قوله: شقاء: يريد كأنها شقة جبل؛ مقاء: طويلة؛ رسحاء: صغيرة العجيزة، أرادها للولد، لان الارسح أفرس من العظيم العجيزة.
وقال عمر بن هبيرة لرجل: ما أنت بعظيم الرأس فتكون سيدا، ولا بأرسح فتكون فارسا
عن الاصمعي عن يونس بن مصعب عن عثمان بن ابراهيم بن محمد قال:
أتاني رجل من قريش يستشيرني في امرأة يتزوجا، فقلت: يا ابن أخي، أقصيرة النسب أو طويلته؟ فلم يفهم عني؛ فقلت: يا ابن اخي، إني اعرف في العين إذا عرفت، وأنكر فيها إذا انكرت، واعرف فيها إذا لم تعرف ولم تنكر، أما إذا عرفت فتتحاوص «1» ، واما اذا انكرت فتجحظ «2» ، واما اذا لم تعرف ولم تنكر فتسجو؛ وقد رأيت عينك ساجية؛ فالقصيرة النسب التي إذا ذكرت أباها اكتفت به، والطويلة النسب التي تعرف حتى تطيل في نسبتها؛ فإياك أن تقع في قوم قد أصابوا كثيرا من الدنيا مع دناءة فيهم؛ فتضيع نفسك فيهم

Ninkayga markuu ii galmoonayo gudaha raaxo kama dareemo waa maxay sababtu

 

Astaamaha xaasidka lagu garto

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More