Cabsida daran waxa ugu fiican lagu daaweeyo

Su’aasha:

scw aad ban u baqaa waxaan mar kaste ka baqaa dhimashada waxan dareemaa nolosha inay ila xun tahay walwal iyo fikir iyo cabsi ayan ku jiraa maxaan sameeyaa sideen uga bixi karaa arintan

Cabsida daran waxa ugu fiican lagu daaweeyo
Cabsida daran waxa ugu fiican lagu daaweeyo

Jawaabta:

Cabsida noocan waa cabsi waswaas la socdo qofka wuxuu dareemaa dibid iyo kalinimo, waana cudur nafsi ah, cudurka baqdinta ama cabsida  waxaad kaga bixi kartaa inaad ku dadaasho salaadda iyo quraanka oo aad ka dheeraato kalinimada.

Ibnu alqayim wuxuu sheegay in sakiinada  السكينة (xasiloonida) lix meel ay kaga soo aroortay quraanka wuxuu sheegay Ibnu Taymiya oo sheekhiisa ahaa markuu dhib ama cabsi dareemo uu akhrisan jiray aayadahaas, wuxuu ku dhihi jiray dadka isaga qaraabadiisa akhriya aayadaahaas, kaddib wuxuu leeyahay ibnu Alqayib anaa tijaabiyay akhriska aayadahan marka aan cabsi dareemo waxaan ka helay waxtar weyn:

Aaaydaha waa kuwan:

 1-   {وَقَالَ لَهُمْ نِبِيُّهُمْ إِنَّ آيَةَ مُلْكِهِ أَن يَأْتِيَكُمُ التَّابُوتُ فِيهِ سَكِينَةٌ مِّن رَّبِّكُمْ وَبَقِيَّةٌ مِّمَّا تَرَكَ آلُ مُوسَى وَآلُ هَارُونَ تَحْمِلُهُ الْمَلائِكَةُ إِنَّ فِي ذَلِكَ لآيَةً لَّكُمْ إِن كُنتُم مُّؤْمِنِين}[البقرة:248].

2-  { ثُمَّ أَنَزلَ اللّهُ سَكِينَتَهُ عَلَى رَسُولِهِ وَعَلَى الْمُؤْمِنِينَ وَأَنزَلَ جُنُودًا لَّمْ تَرَوْهَا وَعذَّبَ الَّذِينَ كَفَرُواْ وَذَلِكَ جَزَاء الْكَافِرِين }[التوبة:26].

 3-  {إِلاَّ تَنصُرُوهُ فَقَدْ نَصَرَهُ اللّهُ إِذْ أَخْرَجَهُ الَّذِينَ كَفَرُواْ ثَانِيَ اثْنَيْنِ إِذْ هُمَا فِي الْغَارِ إِذْ يَقُولُ لِصَاحِبِهِ لاَ تَحْزَنْ إِنَّ اللّهَ مَعَنَا فَأَنزَلَ اللّهُ سَكِينَتَهُ عَلَيْهِ وَأَيَّدَهُ بِجُنُودٍ لَّمْ تَرَوْهَا وَجَعَلَ كَلِمَةَ الَّذِينَ كَفَرُواْ السُّفْلَى وَكَلِمَةُ اللّهِ هِيَ الْعُلْيَا وَاللّهُ عَزِيزٌ حَكِيم}[التوبة:40].

4-  {هُوَ الَّذِي أَنزَلَ السَّكِينَةَ فِي قُلُوبِ الْمُؤْمِنِينَ لِيَزْدَادُوا إِيمَانًا مَّعَ إِيمَانِهِمْ وَلِلَّهِ جُنُودُ السَّمَاوَاتِ وَالأَرْضِ وَكَانَ اللَّهُ عَلِيمًا حَكِيمًا}[الفتح:4].

5-   {لَقَدْ رَضِيَ اللَّهُ عَنِ الْمُؤْمِنِينَ إِذْ يُبَايِعُونَكَ تَحْتَ الشَّجَرَةِ فَعَلِمَ مَا فِي قُلُوبِهِمْ فَأَنزَلَ السَّكِينَةَ عَلَيْهِمْ وَأَثَابَهُمْ فَتْحًا قَرِيبًا}[الفتح:18].

 6-  {إِذْ جَعَلَ الَّذِينَ كَفَرُوا فِي قُلُوبِهِمُ الْحَمِيَّةَ حَمِيَّةَ الْجَاهِلِيَّةِ فَأَنزَلَ اللَّهُ سَكِينَتَهُ عَلَى رَسُولِهِ وَعَلَى الْمُؤْمِنِينَ وَأَلْزَمَهُمْ كَلِمَةَ التَّقْوَى وَكَانُوا أَحَقَّ بِهَا وَأَهْلَهَا وَكَانَ اللَّهُ بِكُلِّ شَيْءٍ عَلِيمًا}[الفتح:26].

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More