Boomaatada ragga dareenka ka tagsiisa saameyska ay leedahay
Su’aasha:
Marka hore salan sare. Marka xigta, waxaan idinkaga mahadcelinayaa sida sharafta, wanaaga, walaltinimada leh ee aad ugu adeegeysaan dadkiina. Marka sedexaad, su’aasheydu waxaa weeye:
Boomaatada ragga dareenka ka tagsiisa marka ay marsadaan ee ay galmo sameynayaan ma wax saameyn caafimaad leh ayay leedahay? Mahadsanidiin.
