Biyaha shahwada qofka ma usoo noqonayaan

Biyaha shahwada qofka ma usoo noqonayaan

Su’aasha:

Sida aan ognahay marka uu qofka siigeysto waxaa ka baxa biyo biyahaas ka baxay dib miyey u soo laabanaayaan mise waa sidey u baxeen.

Biyaha shahwada qofka ma usoo noqonayaan
Biyaha shahwada qofka ma usoo noqonayaan

Jawaabta:

Ninka marka ay biyaha shahwada ka baxayaan waa nafaqo jirkiisa ka baxayso, marka uu cuno cunto nafaqada way usoo noqonaysaa, laakin marka uu badsado biyabaxa way iska caddahay inuu taas kala kulmayo dhib xagga caafimaadka,  illeen biyaha waxaa loogu talaggalay inay ku baxaan jidka sxada ah oo ah galmada xalaasha, qofka marka uu raadiyo wax uu ku kaco markaas uu siigaysi bilaabo sidaas mar kaste biyihiisa ku bixinaya shaki kama taagna inay dhib taas u keenayso, marka iska ilaali inaad biyahaaga iska beerdarayso.

When a man’s semen comes out of the vagina, it is a nutrient that comes out of his body, when he eats food, the nutrients return to him, but when he increases the ejaculation it is clear that he faces health problems, because the water is meant to go out on the right path of legal sex, when a person looks for something to get up and then he starts masturbation so every time he gives his water there is no doubt that there is a problem for this when you are careful not to lose your water.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More